Wasiirka arrimaha dibadda somaliya oo laga helay Cudurka Covid 19 waxa uuna karantiil ku yahay dalka Burundi..
February 23, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa shaaciyey in maalinkii sideedaad uu ku...
Cumaan oo xayiraad kusoo rogtay siddeed dal oo Afrika ka tirsan
Muqdisho | QOL | February 23 2021–Dowladda Cumaan ayaa ku dhawaaqday go’aan ay muddo 15 maalmood dalkeeda uga...
Puntland oo Ciidamo ku daadisay wadooyinka Boosaaso
Muqdisho | QOL | February 23 2021–Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay...
Qasaare Ka Dhashay Isku Dhacyo ka Dhacay Congo
Muqdisho | QOL | February 23 2021–Dhowr qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur,...
Mareykanka oo liiska Argagaxisada ku daray saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | February 23 2021–Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku celisay in ay Soomaaliya la garab...
Ciidamada Puntland oo howlgal culus sameeyay
Muqdisho | QOL | February 23 2021–Ciidamo ka tirsan kuwa Ammaanka Puntland ayaa waxaa ay howlgallo kala duwan...
Faah faahin qaraxa ka dhacay Muqdisho & Booliska oo ka hadlay
Muqdisho | QOL | February 23 2021–Qaraxa uu jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa...
Dil ka dhacay Magaalada Gaalkacyo & faah faahin laga helayo
Muqdisho | QOL | February 23 2021–Maleeshiyaad hubeysan ayaa xaafada horumar ee magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug...
Ku-xigeenka dhinaca amniga Gobolka Banaadir oo si layaab leh uga hadlay Qaraxii Goor dhawayd..
February 23, 2021 Guddoomiye Ku-xigeenka dhinaca amniga iyo Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa si laayb...
War deg deg ah: Qof isku xiray jaakad oo goor dhawayd isku Qarxiyay afaafka hore ee saldhiga Booliska degmada Xamarweyne
February 23, 2021 Waxaa goor dhawayd qarax wayn oo laga maqlay Jugtiisa Magaalada Muqdisho uu ka dhacay qeybo...