War deg deg ah: Beesha caalamka oo caawa mar kale soo saartay qoraal ku aaddan is-mari waaga ka taagan doorashada Soomaaliya
February 23, 2021 Beesha caalamka ayaa mar kale soo saartay qoraal ku aaddan is-mari waaga ka taagan doorashada...
Nin reer New York aha oo geeriyooday kaddib markii uu ku qarxay qalab uu sameynayay inuu ku ogaado wiil ama gabar waxa uu yahay ilmaha ay xaaskiisa uurka ku waddo
February 23, 2021 Nin rajeynayay inuu aabbe noqdo oo reer New York ahaa ayaa geeriyooday kaddib markii uu...
15 askari oo ciidamada Itoobiya ugu Qaramada Midoobay ee ku sugan Sudan oo ka soo jeda Tigray oo diiday in ay dib ugu laabtaan waddankooda,
February 23, 2021 Ilaa 15 askari oo ka mid ah ciidamada Itoobiya ugu jira howlgalka nabad ilaalinta Qaramada...
Wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo booqasho ku tagay magaalada Kismaayo..
February 23, 2021 Wakiillo ka socda saaxiibbada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Kismaayo,...
Saraakiisha Kuuriyada Koonfureed oo ku guuldareystay inay arkaan nin u dhashay Kuuriyada Waqooyi oo bishan kasoo gudbay xudduudda..
February 23, 2021 Saraakiisha Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuldareystay inay arkaan nin u dhashay Kuuriyada Waqooyi oo bishan...
afar Mishiin oo ah kuwa neefta siiya dadka ee Oxygen oo ganacsato ka soo jeeda Galmudug ku Warejiyeen Dhusamareb.
February 23, 2021 Agabkan Caafimaad oo ka kooban ilaa afar Mishiin oo ah kuwa neefta siiya bukaanada ay...
Marooko oo jojisay Diyaradihii ka imaan jiray dalal badan ka hor taga Covid 19
February 23, 2021 Marooko oo joojisay duulimaadyada 9 dal si looga hortago faafidda karoona Dowladda Marooko ayaa soo...
War deg deg ah: Wasiirka amniga Soomaaliya oo digiin ka soo saaray banaanbax Jimcaha lagu baaqay.
. February 23, 2021 Xili shalay ay shaaciyeen Midowga Musharixiinta inay maalinta Jimca ah dhigayaan Banaanabax, ayaa waxaa...
MiIlitryga Filibiin oo qabtay 9 dumar ah kana tirsan ururka Abu Sayaaf, oo dhamaantood doonayay inay is qarxiyaan
February 23, 2021 MiIlitryga dalka Filibiin ayaa sheegay in hawlgal gaar ahaa oo ay ka sameeyeen koofurta wadankaasi...
Golaha Wakiillada Garissa oo cod ku ansixiyay hindise sharciyeedka aftida qaran eeKenya.
February 23, 2021 Golaha Wakiillada ee ismaamul goboleedka Garissa ayaa maanta cod dhammeystiran ku ansixiyay hindise sharciyeedka aftida...