Wasiir Fowsiya oo ku baaqday in xayiraad lagu soo rogo dalka
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xil-garsiinta Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay kiisaska...
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo gaaray Beledweyne
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Magaalada Beledwyene ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha...
Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah oo la weeraray
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay weerareen Saldhigyada Ciidamada Kenya...
Uganda oo Ciidamo howlgab ah u soo direysa Soomaaliya
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Dowladda Uganda ayaa waxaa la sheegay in ay dhawaan Soomaaliya u soo direyso 1,000-Askari oo...
Cumar Cabdirashiid oo sheegay in dalku marayo meeshii ugu xumeyd kuna Eedeeyay Farmaajo
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Sanoter Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed...
RW Rooble oo markale la kulmaya Midowga Musharixiinta
Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Ra’iisul Wasaaraha xilka siihaya ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo...
Afhayeenka Xukuumada oo ka hadlay halka uu ka dhacayo kulanka galabta ee Golaha Midowga Musharaxiinta iyo Raisal Wasaaraha..
Mar: 1/3/2021 Waxaa soo kordhaya rajada laga qabo kulanka galabta ee magaalada Muqdisho ku yeelan donaan Ra’isul Wasaaraha...
Dhakhtar ku sugan magaalada Sacramento ee gobolka California oo dacwad la xiriirta jebinta shuruucda wadooyinka uga qeyb qaatay aalada Zoom
Mar: 1/3/2021 Dhakhtar ku sugan magaalada Sacramento ee gobolka California ayaa dacwad la xiriirta jebinta shuruucda wadooyinka uga...
Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar oo soo jeedisay in xayiraad hor leh lagu soo rogo dalka si looga hortagga fiditaanka cudurka Karoona
Mar: 1/3/2021 Xili dalka uu ka jiro Xanuunka Covid oo uu aad ugu soo badanayo, ayaa waxaa Qeylo...
Wiil Soomaali ah oo u tartamaya baarlamaanka Nederlands
Isniin, 1 Maarso [Qaranimo Online] Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka mid ah dadka...