Haween suxufiyiin ahaa oo lagu laayay Jalalabad Afghanistan
3-da Marso, 2021 Saddex haween ah oo u shaqeynayay xarun TV ah oo ku taal magaalada Jalalabad ee...
Villa Somaliya oo iska fogaysay Eeda uga timid Midowga musharixiinta
3-da Marso, 2021 Shalay ayay ahayd Markii Midowga musharixiinta ay ku eedeeyeen Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday in uu Caqabad...
Dowladda Sri Lanka oo Jaziirad fog u qoondeysay in lagu aaso meydadka dadka Muslimiinta iyo masiixiyiinta ah ee uu dilay cudurka Covid-19.
2da Maarso, 2021 Dadka heysta diinta islaamka iyo kuwa masiixiyiinta ah ayaa looga tiro badan yahay dalkaas. Mas’uuliyiinta...
Wasiir Dubbe “ waxaa la Go’aamiyay in la yareeyo isku socodka dadka iyo gaadiidka Muqdisho iyo Gobolada dalka..
2da Maarso, 2021 Wasiirka warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in xaalada dalka uu...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ farmaajo waa in uu nala sinaadaa waa musharax anaga oo kale ah..
2da Maarso, 2021 Musharrixiiinta Madaxtinimada Soomaaliya oo shir’aaid ku qabtay Muqdisho ayaa madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku...
Wasiirka gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka dawladda federaalka oo Qeylo dhaan ka soo saartay abaarta ka jirto Gobolka Gedo
2da Maarso, 2021 Xili maalmo ka hor abaaro xoogan laga soo sheegayay Gobolka Gedo, oo maamulka Jubbland uu...
Atariishada caanka ah Angelina Jolie oo sawir Masaajid ku iibisatay $7 milyan
2da Maarso, 2021 Sawir gacmeed uu sameeyay Ra”isul Wasaarihii hore ee Britain, Sir Winston Churc, oo ay lahayd...
Xildhibaan ka mid ah kuwa laga soo Doorto Gobolada Waqooyi oo goor dhawayd muqdisho ugu geeriyooday Xanuunka Covid-19
2da Maarso, 2021 Waxaa goor dhawayd Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble oo...
Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo been abuur ku tilmaamay xog ka soo baxda Soomaliya Covid-19
2da Maarso, 2021 Somaliland ayaa sheegtay in cudurka Covid-19 uu kusoo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay...
Kenya oo walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda ee Maxakamadda ICJ
2da Maarso, 2021 Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda...