Kulan loogu magac daray aaya ka tashi iyo sagootinta Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ka dhacay B/weyne
3-da Marso, 2021 Kulan kan oo ahaa mid aaya ka tashi ah iyo sagootinta Wasiirka wasaarada arimaha gudaha...
K/Koofureed & Midowga Yurub oo kawada hadlay Nabadgalyada Biyaha Soomaaliya.
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Wasiirka Difaaca Kuuriyada Koofureed Suh Wook & Danjiraha Midowga Yurub ee Dalkaas Maria Castillo Fernandez ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku...
Xiddigga Bollywood, Salman Khan, oo ka soo muuqan doono Filimka cusub Shahrukh Khan ee Pathan
3-da Marso, 2021 Xiddigga Bollywood, Salman Khan, ayaa la xaqiijay inuu ka soo muuqan doono Filimka cusub Shahrukh...
Itoobiya oo Mareykanka kula talisay ‘inuusan faragalin’ arrimaheeda gudaha!
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Dowladda Faderaalka ah ee Itoobiya ayaa kula talisay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta arrimaha gudaha ee...
Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xukun ku riday Wariye Kilwa
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay xukun...
Dagaal khasaaro geystay oo dhex-maray Itoobiya & Suudaan
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad ayaa la laayay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray ciidamada...
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo howlgal qorsheysan fuliyay
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howgallo qorsheysan oo ka dhan aa Ururka Al-Shabaab waxaa...
Xasan Sheekh oo dowladda uga digay in la carqaladeeyo banaanbaxa
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhaqan-geliyo...
Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in ay gaari ku rasaaseeyeen degaanka Mirocowleed oo hoostaga...
Xukuumadda & Ganacsatada Muqdisho oo guddi u saaray xakameynta COVID-19
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kala...