War deg deg ah: Musharaxiinta oo goor dhawayd sheegay in uu baaqday Banaanbixii kadib i Ciidamo lagu daadiyay Daljirka Dahsoon..
5- Marso, 2021 Midowga Musharaxiinta Mucaaridka oo goordhoweyd shir jaraa’id oo deg-deg ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa...
Dr. Afyare Cabdi Cilmi oo loo magaacabay Agaasimaha Machadaka darasaadka siyaasada ee HERITAGE
5- Marso, 2021 Dr. Afyare Cabdi Cilmi ayaa maanta loo magaacabay Agaasimaha Machadaka darasaadka siyaasada ee HERITAGE, kadib...
In ka badan 900 milyan oo tan oo cunto ah ayaa la tuuraa sannad walba, sida lagu sheegay warbixin caalami ah
. 5- Marso, 2021 Mashruuca Deegaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in 17% cuntada ay isticmaalan...
Wada-hadalka guuldareystay ma saameyn karaa isu-soobaxa Sabtida ee 6-da Maarso 2021?
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Wadahadalka Xukuumadda Xil-gaarsiinta & Midowga Musharixiinta oo soo bilawday 25-kii Febaraayo 2021 ayaa saddex jeer...
Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay Afartii qodob ee ay hordhigeen Ra’iisul wasaare Rooble
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya...
11 qof oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Turkiga
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Diyaarad Helikopter oo ay Milliteriga dalkaasi lahaayeen ayaa ku burburtay meel ku dhow Tuulladda Cekmece...
Eritea oo lagu eedeeyay in ay xasuuq ka geysatay gobolka Tigray
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay inay heshay caddeymo muujinaya...
Xukuumadda xil gaarsiinta oo ka hadashay fashilka ku yimid shirkii kala dhaxeeyay Musharaxiinta
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Ra’iisul wasaaraha Xil gaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay sababtii keentay in uu...
Booliska gobolka Tennessee oo baadhitaan bilo socday ka dib soo helay 150 caruur ah oo la la’aa.
5– Marso, 2021 Booliska gobolka Tennessee ayaa baadhitaan bilo socday ka dib soo helay 150 caruur ah oo...
Yaxaasyo Baxsad ah oo la baadi goobayaa markii ay ka soo baxsadeen beer lagu xanaaneynayay oo ku taal Koonfur Afrika
5– Marso, 2021 Tiro yaxaasyo yar yar ayaa la baadi goobayaa ka dib markii ay ka soo baxsadeen...