Wax ka baro Magaalada Malindi, oo ah magaalo xeebeed Dalxiiska ee ku teedsan Badweynta Hindiya
6da Maarso, 2021: Waraaqdeenna taxanaha ah ee ay noo soo direen weriyeyaasha Afrika, Ismaaciil Cinaashe wuxuu ku nasanayaa...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka oo sheegay in Gurmad Biyo dhaamin looga baahan Yahay Gobolka Gedo..
6da Maarso, 2021: Dowlada Soomaaliya ayaa mar kale dhawaaq Xoogan ka muujisay biyo la’aanta ka taagan Gobolka gado,...
Xildhibaan ka tirsan Puntland oo y geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Gobolka Sanaag.
6da Maarso, 2021: Xildhibaan Cali Axmed Salaad (Cali Dhahar) oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac...
Geelle oo sheegay in dadkiisa ay ku “khasbayaan” inuu u tartama doorashada madaxtinnimada dhaceysa 23 April..
6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan ku dhawaaqay inuu mar kale isku sharraxaya xilka...
India oo sheegtay in Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah
6da Maarso, 2021: Dowladda India ayaq sheegtay in Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah, oo...
Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Sinigaal oo dab qabad siiyay dhismooyin dawladeed
6da Maarso, 2021: Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka dalka Sinigaal oo xiran ayaa dab qabad siiyay dhismooyin...
Qaramada Midoobey oo ku eedeysay ciidamada Eritrea inay boqolaal ruux ku dileen gobolka Tigteega
6da Maarso, 2021: Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan u doodista xaquuqda aadanaha ee Human Rights watch ayaa ku...
Baadariga Pope Francis, oo kulan Ciraaq kula yeelanaya Hogamiyaha Shiicada Ciraaq
6da Maarso, 2021: Baadariga ugu sarreeya madhab-ka Catholic-ga ee diinta masiixiga Pope Francis, ayaa maanta kulan taariikhi ah...
Madaxweyne al-Sisi oo booqashadii ugu horreysay ku tagay Sudan tan iyo markii xukunka laga tuuray al-Bashir
6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Sabtida maanta ah booqashadii ugu horreysay ku tagay Sudan...
Siciid Deni “khasaare waa dhacay maxaabiista qeyb kamid ah wey ku guuleystaan inay ka fakiyaan Xabsiga
6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in khasaare uu ka dhashay weerarkii lagu qaaday...