Maamulka Jubaland oo war kasoo saartay imaatinka Madaxweyne Axmed Madoobe iyo meesha uu dagayo markii ugu horaysay
Maamulka Jubaland ayaa war kasoo saartay imaatinka Madaxweyne Axmed Madoobe ee magaalada Muqdisho iyo goobta loo asteeyay inuu...
Dowlada Kenya oo joojisay galleydii uga imaan jirtay dalalka deriska kadib markii Kansar laga sheegay
Kenya ayaa mamnuucday galleydii looga soo dhoofin jiray dalalka Uganda io Tanzania kadib walaac ka dhashay dhanka badqabka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray magaalada Muqdisho
. Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho...
Guddoomiyihii guddiga Ganacsatada Somalida ee xaafadda Islii oo geeriyooday.
Waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday Macalin Ibraahim Xuseen Dheere oo ah guddoomiyihii ganacsatada xaafadda Islii ee magaalada...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay shirka dhacaya Teendhada Afisyooni.
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharraxaad ka bixiyey shirka dowladda federaalka...
Madaafiic goor dhawayd lagu garaacay Xerada Xalane iyo Qasaare ka dhashay
. Waxa goor dhawayd Weerar Madaafiic ah lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, oo ah halka ay...
ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubaland oo goor dhawayd ka soo dagay Garoonka Muqdisho..
Wararka ka imaanaya garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay soo dagtay Diyaarad siday ilaalada gaarka ah...
Nin Soomaali ah ku nool Faransiiska oo danta Biday in uu ku noolaado waddooyinka kadib markii loo diiday magangelyo
Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Faransiiska ayay danta ku khasabtay in uu ku noolaado waddooyinka...
Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo lagu xannibay gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon
Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo “lagu xannibay” gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon ayaa...
Madaxweynayasha Jubbland iyo Puntland oo lagu wado in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho.
Waxaa garoonka Muqdisho ka socda Qaban qaabo ku aadan soo dhawaynta Madaxweynayaasha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam...