Boqortooyada UK oo iska fogaysaty eedaha la xiriira midab-takoorka amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan sheegeen.
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Boqortooyada UK ayaa Talaadadi shalay sheegtay, in eedaha la xiriira midab-takoorka ee ay...
Wakiilka Qaramada Midoobey Soomaaliya James Swan oo booqday axmed Madoobe
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho xalay kulan ku yeeshay Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobeiyo wakiilka...
Wakiilka xoghayaha guud ee QM oo Al-Shabaab ku cambaareeyey weerarkii Xalane
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka hadlay weerar hoobiyeyaal...
AMISOM oo si kulul u hadashay Weerarkii Madaafiicda ahaa ee xalane lagu qaaday.
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 War ka soo baxay taliska AMISOM ayaa waxaa si kulul looga hadlay weerarkii...
Madaxweynaha HirShabeelle oo magacaabay wasiiro cusub.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle oo lagu magacaabay seddax wasiir oo cusub. Muqdisho /Qol/ March 9,...
Madaxweynaha Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Boosaaso ee gobolka Bari kadib Weerarkii Xabsiga Wayn
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha golaha...
Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland oo qab qabtay Rag ka ganacsanaayay Xashiishka
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland...
Maraykanka oo Beesha caalamka ku cadaadinaya in Dowlad kale loo dhiso Afghanistan
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay in toddobaadka soo socda ay qabaneyso...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump oo lagu tilmaamay Madaxweynihii ugu beenta Badnaa maraykanka..
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, waxaa inta badan lagu eedeyn jiray in...
Qarax ka dhacay bar control oo ciidamada ammaanka HirShabeelle ay ku leeyihiin xaafadda Horseed
Muqdisho /Qol/ March 9, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle ayaa sheegaya in goordhawayd...