Netanyahu oo baajiyey safar uu ku tegi lahaa Imaaraadka kadib xaalad deg deg ah
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Ra’iisul Wasaraaha Israel Benjamin Netanyahu ayaa baajiyey safar la qorsheeyey inuu maanta ku...
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi xaashi.
. muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed...
Guddiga Rooble u xil saaray aaska Cali Mahdi oo sheegay in beri la keeno doono Maydka madaxweynaha
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Guddiga ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray aaska...
Warbaahinta caalamka oo Hadal haysa Wareysigii la sugaayay ee Amiir Harry iyo Meghan.
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Wareysigii aadka loo wada sugayay ee Oprah Winfrey ayaa laga sii daayay warbaahinta...
Sheekh Shariif oo ka hadlay abaaraha adag ee ka jira Gedo iyo sidoo kale tan ka dhalatay cudurka safmarka ah Covid-19
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan deg-deg...
Maydka Marxuum Cali mahdi oo xalay ku Geeriyooday Nairobi oo lagu wado in saacadaha soo socda loo Duuliyo Muqdisho
. muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Maydka Marxuum Cali mahdi Maxamed oo xalay ku Geeriyooday magaalada Nairobi ayaa...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Hoygiisa ku qaabilay safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Amba. Donald Yamamoto..
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Magaalada Muqdisho oo maalmihii la soo dhaafay ku...
Farmaajo iyo Rooble oo Mar kale Tacsi diray kadib Geeridii Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida...
Russia oo ka caawinaysay Turkiga dhismaha warshaddii nugliyeer ee ugu horeysay ee Turkiga yeesho
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Saraakiil sar sare oo ka tirsan Turkiga iyo Russia ayaa dhagaxa dhigay dhismaha...
Mudaaharaadyo ka socda Koonfur Afrika Kadib gadood ka dhashay ardayda jaamacadaha
muqdisho /Qol/ March 11, 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Koofur Afrika oo ah dalka koowaad ee afrika uu...