Jubbaland oo ka shirtay ka hortagga cudurka Karoonaha
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbalad Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulan looga...
Somaliland oo soo saaraysa go’aamo la xariira xakameynta Karoonaha
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Fadhigii 72aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi...
Puntland oo beenisay in ay qeyb ka tahay Shirka Decale
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ka mid ahaa Guddigii farsamada Magaalada...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland oo u dhintay Covid-19
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmay Hotelka Decala...
Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmay Hotelka Decala...
Ka dib geeridii Magufuli :Samia waxay noqon doontaa haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota Tansaaniya
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Indhaha Caalamka oo dhami waxay u jeedaan madaxweyne ku xigeenka Tansaaniya, Samia Suluhu Hassan oo...
Ciidanka dowladda oo sheegay in ay ku wajahan yihiin Ceelbuur
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda degaanada maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay qaadi doonaan...
Qaramada Midoobey oo sheegtay in Hogaamiyeyaasha Mucaaraadka ay qeyb gali doonaan Shirka doorashada
Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa...
Kulan dhexmaray Puntland iyo WFP oo looga hadlay horumarinta Caafimaadka
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ay waheliyaan Wasiirku kuxeeganka Wasaaradda Abdinaasir...
Kiisaska Karoonaha ee degaanada Somaliland oo sare u kacay iyo Muuse Biixi oo ka hadlay
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in Xanuunka Karoona...