Xurgufta Suudaan iyo Kenya oo sii fogaatay!
Khartoum — Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa Khamiistii dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa...
Axmed Madoobe oo DFS ku eedeeyey xayiraad dhaqaale
Kismaayo — Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay siyaadaysay dhammaan wixii...
Jeel Ogaadeen: Xabsigii ay ka dhaceen ‘tacaddiyadii argagaxa lahaa’ oo xusuus reeb loo baddelayo
Waxaa socda qorshe Jeel ogaadeen loogu badalayo “goob lagu xasuusto tacadiyadii iyo dhibaatooyinkii muddada dheer loou gaysanayay dadka”,...
Dowladda oo ku adkeysaneysa doorasho qof iyo cod ah
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inay awoodda dib ugu celinayso shacabka, ayna qabanayso doorasho qof...
Wasiirka Cadaaladda oo furay kulan ku saabsan dhameystirka iyo daahfurka machadka sare ee horumarinta sharciga
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xasan Macallin Maxamud, ayaa maanta si rasmi...
Shirka wacyi gelinta doorasho qof iyo cod ah oo maanta lagu qabtay muqdisho
𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐 – Maamulka Gobolka Banaadir iyo dowladda hoose ee Xamar ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay shirweynaha wacyigelinta doorashooyinka...
Laftagareen oo kulan la qaatay danjiraha dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay danjiraha...
Putin iyo Trump oo todobaadkan dunida gilgilay!
Markii uu qalinka ku duugay goob-joognimadiisii kacaankii Ruushka 1917-kii, saxafiga Maraykanka ah ee John Reed waxa uu cinwaan...
Hal-abuur ganacsi oo ka caawiyay haweenka Goobwayn soo kabasho nololeed
Maryan Khaliif Digaale ayaa ku filnaaday masruufka qoyskeeda oo 10 qof ah. Waxaa u sahlay dhaqaale ay ka...
Driven to succeed – disabled young Somaliland woman shows the community her potential
Yasmin Ibrahim Ali, 27, is celebrating financial independence after topping her college class – despite having had only...