Dowladda Suudaan oo xaalad deg deg ah uga dhawaaqday galbeedka gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas
April 6, 2021 Dowladda Suudaan ayaa xaalad deg deg ah uga dhawaaqday galbeedka gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo...
Amanatullah Khan oo xildhibaan muslim ah oo ka tirsan baarlamaanka Hindiya oo dacwad ka gudbiyay macbad ku yaalla dalkaas.
April 6, 2021 Amanatullah Khan oo xildhibaan muslim ah oo ka tirsan baarlamaanka Hindiya ayaa dacwad ka gudbiyay...
Culimada masaajid ku yaalla magaalo xeebeedka Lamu ee Kenya oo ka cawday funaanad loo nashqadeeyay fanaan caan ah...
Dagaal kulul oo ka socda xadka Soomaalida iyo Canfarta iyo qasaare ka dhashay
April 6, 2021 Wararka ka imaanayo Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya waxay sheegayaan in dagaal u dhexeeyo Soomaalida...
Ciidamada Israa’iil oo toogtay darawal Falastiini ah xaaskiisana dhaawac culus u geestay
April 6, 2021 Wararka ka imaanaya Bariga dhexe ayaa sheegaya in Mas’uuliyiin ka tirsan Falastiin ay sheegeen in...
Biyo la’aan xoogan oo ka jirta deegaan ka tirsan gobolka Mudug
April 6, 2021 Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay ka...
Afgambi cusub oo ka dhan Erdogan miyaa laga qorsheeyey Turkey
April 6, 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada badda...
Wasiirka Dekadaha Puntland oo shir Gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Gobalka Bari, oo xalay lagu qabtay Bosaaso.
April 06, 2021 Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdullaahi Cusmaan (Majiino) ayaa shir Gudoomiyay kulanka guud...
Sudan oo Somaliya ku cadaadinayso inay ka qaadato lacago Somali ah oo ay daabacday shirkad dalkaas laga leeyahay.
April 06, 2021 Warbaahinta dalka Sudan ayaa sheegtay in Dowladda Sudan xiligaan ay culeys u arkayso lacago shilin...
Madaxtooyada Somaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay shirka Afisyoone uga socda madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada
April 06, 2021 Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey shirarka Afisyoone...