Dowladda Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Dowlada Israel ku dhawaad Qarni
Apil 7/4/2021 Dowladda Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Israel Golaha Wasiirrada dalka Sudan ayaa Talaadadi shalay ansixiyay...
Qasaaraha ka dhashay Dagaalkii ka dhacay gobolka Sitti qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta oo soo kordhaya
Apil 7/4/2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal kulul oo shalay ka dhacay gobolka Sitti qowmiyadaha...
Sacduudiga oo bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay cimraysanayaan dadka iska tallaalay cudurka COVID-19.
April 7/4/2021 Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay shuruud hor leh oo ay ku xireyso dadka caalamka kale...
Ganacsigii suuqa Islii ee magaalada Nairobi oo saamayn ku yeeshay Xayiraada Kenya ku soo Rogtay Gobolada dalka..
April 7/4/2021 Maalmo ka hor ayay ahayd markii Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta uu soo saaray go’aamo looga hortagayo...
Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish oo bartamaha wadanka Syria ka afduubtay 20 qof.
April 7/4/2021 Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish ayaa afduubtay ugu yaraan 19 qof oo u badna dad...
Qiimaha hubka la kala siisto ee Magaalada Muqdisho oo sare kac uu ku yimid mudooyinkii la soo dhaafay
Waxaa bilihii u dambeeyay la dareemayay sarre u-kac balaadhan oo ku yimid qiimaha magaalada Muqdisho la kala siisto...
Raisal wasaare Rooble oo booqday xarunta gurmadka deg deg ah ee Covid 19
April 6, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449...
Hayadda Amnesty International oo soo saartay warbixin ay uga digayso Kenya inay xirto xeryaha Qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma
April 6, 2021 Hayadda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saartay warbixin ay uga soo...
Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza oo u muuqata inay degtay.
\April 6, 2021 Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza ayaa u muuqata...
Saaxiibada Beesha Caalamka oo ka codsaday hoggaamiyaasha Soomaalida inay heshiis gaaraan
\April 6, 2021 Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ka codsaday hoggaamiyaasha Soomaalida inay heshiis gaaraan, xilli maanta...