Diyaargarow xoogan oo laga dareemayo doorashada Jabuuti
. April 7/4/2021 Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa lagu wadaa in sagaalka bishaan Apriil ay ka dhacdo doorashada madaxtinimada...
Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-Shabaab ku dhex-maray degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.
April 7/4/2021 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo...
Wasiirka Dubbe “ Xukuumaddu waxay caddayneysaa in labada Madaxweyne Goboleed ee Puntland iyo Jubaland aysan rabin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho.
April /7/2021 Waxaa goor dhawayd soo idlaaday Shirkii u dhaxeeyay madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ee Afisyoone,...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya dagaal culus kula galeen degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
April 7/4/2021 Wararka naga soo gaaraya degaano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in...
Dalka Masar oo lagu gubay meydka qof u dhintay cudurka safmarka ah ee Covid-19
Apil 7/4/2021 Mas’uuliyiinta ayaa baaraya dhacdo lagu gubay meydka qof u dhintay cudurka Karoona. Waxaana lagu soo warramayaa...
Shil aad u xun oo ka dhacay degaanka Kwamkikuyu oo ku yaala waddada weyn ee Malindi-Mombasa.
Apil 7/4/2021 Ugu yaraan 15 qof ayaa dhimatay ka dib markii ay laba bas isku dheceen shil subaxnimadii...
Xiritaankii dowladda Kenya ay u qabatay Qaramada Midoobeey in ay ku soo gudbiso qorshaha xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma
Apil 7/4/2021 Waxaa maanta ku eg xilligii dowladda Kenya ay u qabatay Qaramada Midoobeey in ay ku soo...
Dowlada Itoobiya oo si kulul u eedeysay Dowladaha Masar iyo Suudaan
Apil 7/4/2021 toobiya ayaa ku eedeysay Masar iyo Suudaan inay caqabad ku yihiin wadahadallada la doonayo in lagu...
Warshadda Nukliyeerka ee Dalka Imaaraatka oo la howgeliyay
Apil 7/4/2021 Imaaratka Carabta ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee Carab ah oo howlgeliyo warshad laga dhaliyo tamarta...
In ka badan 4,000 oo qof oo 24-ki saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay dalka Brazil
Apil 7/4/2021 In ka badan 4,000 oo qof ayaa 24-ki saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay...