Xarun nukliyeer oo ku taal waddanka Iiran oo gebi ahaanba hakad gashay maalin un kaddib markii xariga laga jaray
April 12-4-2021 Xarun nukliyeer oo ku taal waddanka Iiran ayaa gebi ahaanba hakad gashay maalin un kaddib markii...
Inta badan dalalka Muslimiinta ah, gaar ahaanna waddamada Carbeed, oo shaaciyay in ay Soomi doonaan maalinta Talaadada ah oo ku beegan 13 bisha
April 12-4-2021 Inta badan dalalka Muslimiinta ah, gaar ahaanna waddamada Carbeed, ayaa shaaciyay in ay Soomi doonaan maalinta...
Dad ka barakacay colaadda Soomaalida iyo Canfarta oo sii kordhaya
April 12-4-2021 Dagaalladii dhawaanahan xadka deegaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ku dhex maray labada qowmiyadood ee...
Madaxweyne Qoor Qoor “Dalku xilli doorasho ayuu ku jiraa, mana qabo inuu dhici karo wax la yiraahdo mudo kororsi daawo Waraysiga
April 12-4-2021 Mid ka mid ah Madaxweynayaashii maamul goboleedyada ee ugu dhawaa Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Farmaajo ayaa...
si xowli ah dalka Mareykanka Waxaa uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof
April 12-4-2021 Waxaa si xowli ah dalka Mareykanka uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay...
sanad-guuradii 61aad ee Aas-Aaskii Ciidamada xoogga oo ku beegan maanta oo Dowlada aysan xusaynin
April 12-4-2021 Maanta ayaa waxaa ay ku beegan tahay sanad-guuradii 61aad ee Aas-Aaskii Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo...
Shir jaraa’id oo ay si deg deg ah u qabteen Golaha Midowga Murashaxiinta kana digeen mudo kororsi
April 12-4-2021 Shir jaraa’id oo ay si deg deg ah u qabteen Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa looga hadlay...
Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo hub culus oo xiray xalay lagu daadiyay wadooyinka muhiimka ah ee gala baarlamaanka
April 12-4-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo hub...
Xildhibaanada oo caawa loo diray fariin uu guddoonku ku war-gelinaayo inuu beri oo Isniin ah jiro kulankii golaha
April 11-4-2021 Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa caawa loo diray fariin uu guddoonku ku war-gelinaayo...
Donald Yamamoto oo la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-gobolleedyada Puntland iyo jubbaland
April 11-4-2021 Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweyneyaasha Dowlad-gobolleedyada Puntland...