Farmaajo “Ciidanka Xoogga Waa Astaan Qarannimo Iyo Midnimo”
Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Ciidanka...
Qoor-Qoor:Extension of terms is impossible .
Muqdisho, April 12, 2021–The president of Galmudug state Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor who spoke to the media said...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame “ Farxaan Qaroole waxaan leeyahay ha Qaban Xilkaas been abuurka ah
April 12-4-2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa...
Booliska Soomaaliya & AMISOM oo howlgal ka bilaabay Muqdisho ka hor Bisha Ramadaan
Muqdisho, April 12, 2021–Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo qeybta Booliska ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa bilaabay...
DEG DEG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday Iyo Mid Cusub Loo magacaabay
Muqdisho, April 12, 2021–Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada...
Madaxweynaha Galmudug oo ka digay Muddo kororsi
Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa ka hadlay xaaladda Siyaasadeed...
War deg deg ah: Taliye Xijaar oo xilkii ka qaaday Saadaq Joon kuna badalay farxaan Qaroole..
April 12-4-2021 Saacad kadib markii Saadaq Joon uu is hor taagay kulan lagu waday in baarlamaanka uu sameeyo...
Saadaq Joon “ 15-ka bilood oo la kororsado oo dib noo dhigta 15 sano ma dooneyno waxaa loo baahan yahay in la qaato mas’uuliyada Daawo wadareed
April 12-4-2021 Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa goor dhow shaaciyey in taliska ciidanka...
Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil Dhalinyaro ku dilay degaan lagu Magacaabo Yaanyi oo ku yaal inta u dhaxeysa Wardheekh iyo Balcad
. April 12-4-2021 Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in Wiil Dhalinyaro ahaa oo Shacab ah ay ku...