Madaxweyne laftaagreen oo shacabka Koonfur galbeed ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan dhagarta shabaab
April 13-4-2021 Xili saakay ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis...
Maxkamadda Ciidamdada Somaliland oo xukun ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo xiriir la sameeyay dowladda federaalka Soomaaliya.
. April 13-4-2021 Maxkamadda Ciidamdada Millateriga Somaliland ayaa xukun adag ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo ka tirsanaa...
Qoraal kasoo baxay guddiga arrimaha dibedda Mareykanka oo lagu canbaareeyay muddo kordhin ay golaha shacabka ee shalay..
April 13-4-2021 Senate-ka Mareykanka ayaa ka hor-yimid muddo kordhinta uu Golaha Shacabka Soomaaliya shalay u sameeyey madaxweynaha waqtigu...
Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan oo wacad ku maray ‘in uu ka aarsan doonaan weerrarkii Israa’iil’ ku qaadday barteeda nukliyeerka
April 13-4-2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in dalkiisa “uu ka aargudan doono” weerrar lagu soo...
Wax ka ogoow shaqsiyada Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka banaadir Jeneraal Saadaq Joon
April 12-4-2021 Saadaq Joon, oo ahaa taliyihii Booliska ee gobolka Banaadir ayaa maanta xilka laga qaaday, kaddib markii...
Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan
April 12-4-2021 Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Xukumada Federalka Soomaaliya Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay...
Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo looga hadlay go’aankii muddo kororsiga
April 12-4-2021 Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa looga fal-celiyey go’aankii muddo...
Masar iyo Suudaan oo ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo magacaabaan khuburro ka shaqeyn doono
April 12-4-2021 Masar iyo Suudaan ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku tilmaamay afganbi Ciidan wixii manta dhacay
April 12-4-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah musharaxiinta mucaaradka ee doorashada madaxtinnimada Soomaaliya, Xasan Sheekh...
Twitter-ka oo xaruntiisa Afrika ka sameysanaya Ghana
April 12-4-2021 Shirkadda teknolojiyadda ee Twitter ayaa ku dhawaaqday in xarunteeda Afrika ay noqoneyso Ghana. Jack Dorsey oo...