Midowga Yurub oo diiday Muddo kordhinta baarlamaanka kuna hanjabay tilaabo dheeri ah
Muqdisho, April 13 2021–Ururka Midowga Yurub ayaa si adag uga soo horjeestay tilaabadii sharci darada aheyd ee shalay...
Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka
Muqdisho, April 13 2021–Bulshada rayidka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Golaha Shacabka ee muddo...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Muqdisho, April 13 2021–Alle ha u Naxariistee waxaa dalka Koonfur Afrika lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi...
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho
April 13-4-2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay halkaas ka dhoofeen Madaxweynayaasha...
Laamaha Amniga Gobolka Bari oo Amar la siiyay
Muqdisho, April 13 2021–Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa fariin u diray Shacabka Gobolka...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah riday
Muqdisho, April 13 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ee Militirga Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku...
Mareykanka oo bilaabay baaritaanka weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay
Muqdisho, April 13 2021–Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa amar ku bixiyay in dib u eegis lagu sameeyo...
Galmudug oo War kasoo saartay weerar Sarkaal & Askari lagu dhaawacay
Muqdisho, April 13 2021–Hawlgal Ciidamada Ilaalada xeebaha Galmudug ay dhawaan ka sameeyeen xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug ayaa...
Muhaajiriin ku dhimatay xeebaha Jabuuti
Muqdisho, April 13 2021–Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib ay qalibantay dooni ay...
Mareykanka oo sheegay in ay la shaqeyn doonaan madaxweynaha Jabuuti Geelle kadib guushii uu dhawaan ka gaaray doorashadii ka dhacday dalkaasi.
April 13-4-2021 Mareykanka ayaa sheegay in uu lasii shaqeyn doono madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib guushii uu...