Faransiiska oo u digay Muwaadiniintiisa ku nool Pakistan kadib aflagadadii loogu gafayo Nabi Muxamed NNKH.
April 16-4-2021 Dolwadda Faransiiska ayaa ku boorisay dhammaan muwaadiniinteeda ku sugan dalka Pakistan inay si ku meel gaar...
Siyaasi u dhashay Canada oo raali-gelin bixiyay kadib markii isagoo qaawan uu ka soo muuqday kulan Zoom-ka
April 16-4-2021 William Amos, oo laga soo doorto degmada Pontiac ee gobolka Quebec ayaa qoraal uu shaaciyay Arbacadii...
Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle oo kulan la leh Midowga Musharaxiinta
Muqdisho, April 15 2021–Madaxweynayaasha maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa kulan leh Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Kulankan ayaa ka...
Maxkamada gobolka Banaadir oo dacwad kusoo oogtay Dad isugu jira Soomaaliya iyo Ajaanib
Muqdisho, April 15 2021–Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib kuwaasi...
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay xilliga uu bilaabanayo Imtixaanka Shahaadiga
Muqdisho, April 15 2021–Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa Qiimeyn iyo wadatashi dheer kadib, waxa ay ku...
Puntland oo soo saareysa Go’aano la xiriira doorashada Soomaaliya
Muqdisho, April 15 2021–Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta kulan ku yeeshay Golaha wasiirada Maamlkaas, iyada...
Xukun dil ah oo lagu riday Nin hooyadiis ku dilay Magaalada Baydhabo
Muqdisho, April 15 2021–Maxakamada gobolka Baay ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay xukun dil ah...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Muqdisho, April 15 2021–Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa...
Weerar lagu qaaday saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada Kenya
Muqdisho, April 15 2021–Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka...
Weerar lagu qaaday Garoon Ciidamada Mareykanka ku leeyihiin Ciraaq
Muqdisho, April 15 2021–Saraakiil Maraykan ayaa xaqiijiyey in Diyaarad Daroon oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa in lala...