Puntland oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho, April 16 2021–Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii ka soo yeedhay madaxweyne Farmaajo, ee ku saabsanaa in madaxweyne...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Amison oo soo bandhigay qorshe lagu xoojinayo howl-galada ka dhanka ah Al-Shabaab
Muqdisho, April 16 2021–Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb-galay Kulan labo maalmood soconayay...
Xildhibaan Mahad Salaad “Xildhibaanada habargidir ayaa hada soo gaaray oo aan ka mid ahay xaafada shirkole..
April 16-4-2021 Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa goor dhawayd shaaciyay in uu gaaray xaafada shirkole, asaga iyo Xildhibaano...
Muqdisho oo caawa la ciir ciiraysa Ciidamo is hor fadhiya 4 sano kadib weerarkii Guriga C/raxmaan C/shakuur..
April 16-4-2021 Waxaa caawa Magaalada Muqdisho ka jira Xiisad u dhaxeysa ciidamada dowladda iyo taliyihii hore ee ciidanka...
War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka qarxay xaafada shirkole
April 16-4-2021 Waxaa goor dhawayd Rasaas is waydaarsaday Ciidamo uu Watay Taliye Saadaq joon iyo Ciidamo ay wateen...
Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya
April 16-4-2021 Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya, laakiin lixdii sano...
Wasiir Fiqi “Marka ay noqoto in qori lagu ilaaliyo kursigii sanduuqa dhalada ah uu sharciyeeyey, dadka arrintaas ka dhiidhiyana caburin iyo argagixin la isugu daro
April 16-4-2021 Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ahna Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa ku...
Frenemies of the Horn
This is an interview on the future of the Somali refugees in Kenya. . . Xafiiska Wararka Qaranimo...
Toogasho ka dhacday Dalka Maraykanka gaar ahaan goob lagu magacaabo FedEx Ground. Ku dhawad 10 qof oo dhimatay..
April 16, 2021 Ugu yaraan siddeed qof ayaa geeriyootay, ka dib toogasho xalay fiidkii ka dhacday magaalada Indianapolis...
Minka daanyeer oo lagu beeray unugyada bani’aamka oo lagu sameeyay sheybaar.
April 16-4-2021 Minka daanyeer oo lagu beeray unugyada bani’aamka ayaa lagu sameeyay sheybaar, sida ay xaqiijisay daraasad la...