Dowladaha Afrika oo ku guuldaraystay “in ay aamusiyaan qoryaha”!
Muqdisho, April 18 2021–Hoggaamiyeyaasha Afrika waxa ay isku xilqaameen in ay soo afjaraan iskahorimaadyada hubeysan ee qaaradda ka...
Heritage oo soo bandhigtay Caqabada hortaagan dib u soo noolaynta ciidanka amaanka Soomaaliya
Muqdisho, April 18 2021–Machadka daraashaadka ee Heritage ayaa soo bandhigay caqabadaha hortaagan dib u soo noolaynta ciidanka amaanka...
Musharax Madaxweyne & Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo geeriyooday
Muqdisho, April 18 2021–Alle ha u naxariistee waxaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday Professor Maxamed Cabdi Maxamed (...
Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Turkiga?
Muqdisho, April 18 2021–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa...
C/raxmaan Cabdishakuur oo sheegay in aysan dooneyn la kulanka Farmaajo
Muqdisho, April 18 2021–Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in xilligaan aysan u...
Shil khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Beledweyne
Muqdisho, April 18 2021–Shilka oo ah mid gaari ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degaanka Ceeljale ee duleedka...
Diplomaasiyiinta Maraykanka & UK oo lagu amray inay isaga baxaan dalka Chad
Muqdisho, April 18 2021–Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay ku amartay Diplomaasiyiinta aan daruuriga ahayn ee ka hawlgala Safaaradooda...
20 sano kadib maxaa laga dhaxlay duulaankii ciidamada reer galbeedka ku qadeen Afghanistaan?
April 18-2021 Kadib 20 sano oo ay dalka joogeen, ciidamada Mareykanka iyo kuwa Ingiriiska hadda waxaa ay doonayaan...
Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo weerar mar kale ku qaaday Guudlaawe lafta-gareen iyo Qooq qoor.
. April 18- 2021 Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug,...
Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha Mareykanka ee Ciidamada DANAB oo Xerada Tababarada Garoonka Balli-doogle dib ugu soo laabtay.
April 18- 2021 Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha mareykanka ee Ciidamada DANAB ee xoogga dalka Soomaliyeed ayaa waxaa ay...