Shirweynaha Beelaha Hawiye oo caawa fiidkii ka furmay Hotelka Jazeera oo si adag looga hor-yimid muddo kororsiga labada sano.
April 20-2021 Shirweynaha Beelaha Hawiye oo caawa fiidkii ka furmay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa si adag...
Soomaaliya oo kaalin hoose ka gashay ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta
Muqdisho, April 20 2021–Warbixinta sanadlaha ee Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn ee Reporters without Borders (RSF) ayaa maanta...
Garoonka Diyaaradaha Beledweyne oo Maanta xiran
Muqdisho, April 20 2021–Waxaa maanta gebi ahaan xiran oo aan Shaqeeyneyn Garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka...
Puntland oo soo saartay go’aan lagu mamnuucayo jarista dhirta
Muqdisho, April 20 2021–Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland...
Madasha Badbaado Qaran oo Fariin u diray Golaha Ammaanka ee QM
Muqdisho, April 20 2021–Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland...
Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Mas’uul ku dhintay
Muqdisho, April 20 2021–Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay wadada Xaafada...
Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby oo goor dhawayd la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal
April 20-2021 Wararka ka imaanaya Dalka chad ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay halkaas Madaxweynihii dalka Chad...
Fariin uu Qoray Dr Culusow oo ku socota Xubnaha Mucaaradka iyo Musharixiinta
April 20-2021 Shacabka Soomaaliyeed waxay muddo 4 sano ah ku hoos noolaayeen, una adkeysteen, xadgudubyada, takrifalka, tacadiyada, bahdilka...
Dad ugu geeriyooday Covid 19- Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland
April 20-2021 Wararka an ka heleyno Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ay...
Wariye loo geystay dhaawac culus lagana qaatay Mobilkiisii xalay
April 20-2021 \Rag ku hubeysnaa Mindiyo ayaa waxaa la sheegay in xalay ay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka...