Muwadin Somali ah oo goor dhawayd lagu dilay Koonfur Afrika iyo Dilaagii oo la dilay
April 22-2021 Wararka ka imaanaya wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay Halkaas Muwaadin Soomaali...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO
April 22-2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka...
Kala carar ka dhacacay Garoonka Muqdisho kadib hay’adaha NISA iyo laanta Socdaalka isku qabteen qof aan Marin baaritaan
April 22-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay halkaas ka dhacday Shaqaaqo dhalisay...
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka Wakiilka joogtada ah ee UN-ka u jooga dalka Vietnam oo walaac ka muujiyey xaaladda Soomaaliya.
April 22-2021 Guddoomiyaha Golaha Ammaanka Q/Midoobay Wakiilka joogtada ah ee UN-ka u jooga dalka Vietnam Danjire Dang Dinh...
Kooxo hubeysan oo goor dhawayd xaafadda Albaraka ku toogtay Dr Buurane oo ahaa taqtarka Maqaarka..
April 22-2021 Waxaa Goor dhawayd magaalada Muqdisho ka dhacay Dil aad u fool xun oo loo geestay Dr...
War qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ee arrimaha doorashada Soomaaliya oo mar kale lagu diiday
April 22-2021 Dowladda Puntland ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn tallaabadii Baarlamaanka Soomaaliya muddada ugu kordhiyay hay’adaha federaalka. Puntland...
Gaar walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday hotel kuwa Raaxada ah oo ku yaalla dalka Pakistaan
April 22-2021 Gaar walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla...
Madasha Badbaado Qaran oo qoraal u dirtay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika
April 22-2021 Madasha Badbaado Qaran ayaa qoraal u dirtay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika oo maanta kulan...
Kooxo hubeysan oo goor dhawayd dilay Cabdiraxmaan Kamaal oo ka mid ahaa Golaha deegaanka degmada Warsheekh
April 21-2021 Wararka ka imaanaya caawa Degmada Wadajir ayaa sheegaya in goor dhawayd Kooxo ku hubeysan Bastoolado ay...
Magacyada Dhalinyaradii manta lagu Xasuuqay Hoobiyeyaashii lagu weerarray Madaxtooyada Soomaaliya
April 21-2021 Hoobiyeyaal maanta lagu weerarray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ku dhintay saddex dhalinyaro ah oo deganaa guri...