Madaxda Africa iyo Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan aaska Madaxweynihii hore Dalkaasi
April 23-2021 Wararka ka imaanaya Dalka Chad ayaa sheegaya Hogaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka ay kusii qulqulaya...
Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal
April 23-2021 Roobab mahiiggaan ah, ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal, oo...
Taliyaha AFRICOM oo u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in Halis ka Badan al-shabaab ay keentay Dowlada Somaliya.
April 23-2021 Taliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in...
Maraykanka oo taageeray cambaareyntii golaha amniga Midowga Afrika u jeediyey muddo kororsiga madaxda Somalia.
April 22-2021 Maraykanka ayaa taageeray cambaareyntii uu golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika u jeediyey muddo kororsiga madaxda...
Gantaal lagu beegsaneysay diyaarad oo ku dhici gaaray xarunta nuclear-ka Israaiil oo laga riday Suuriya
April 22-2021 Gantaal lidka diyaaradaha ah oo ay leedahay Suuriya ayaa ku qarxay koonfurta Israa’iil, wuxuuna 30km oo...
Maxkamad ku taalla Spain oo la soo taagay Nin u dhashay dalkaas oo lagu eedeeyey inuu dilay hooyadiis, meydkeeda jarjaray
April 22-2021 Maxkamad ku taalla Spain ayaa la soo taagay Nin u dhashay dalkaas oo lagu eedeeyey inuu...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa guddoomiyay shirka amniga Caasimadda iyo hay’adaha ammaanka
April 22-2021 Waxaa Caawa magaalada Muqdisho ka dhacay shirkii amniga Gobolka, Waxaana ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda...
Mareykanka oo baaritaan ku sameynaya dhaqamada booliiska magaalada Minneapolis, kadib dilal soo lab laabtay.
April 22, 2021 Federaalka Mareykanka ayaa baaritaan ku sameynaya dhaqamada booliiska magaalada Minneapolis, maalin kaddib markii mid ka...
Wasiirada Amniga , Gaadiidka iyo Taliyaha laanta Socdaalka oo ka hadlay Wixii ka dhacay Garoonka Diyaaradaha kulan degdeg ah ka yeeshey
April 22, 2021 Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan madaxda hay’adaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle...
Golaha Amniga Midowga Afrika oo cambaareeyay qaraarkii Golaha Shacabka ee muddo kordhinta
. April 22, 2021 Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa cambaareeyey go’aankii uu Golaha Shacabka Soomaaliya qaaday...