War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ah oo si adag loogu canbaareeyey weerarro
April 25, 2021 War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ah ayaa si adag loogu canbaareeyey weerarro...
Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya oo beeniyay in ciidamada dowladda ay weerareen hoyga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
April 25, 2021 Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa beeniyay in ciidamada dowladda ay weerareen hoyga...
Midowga Yurub oo sheegay in la la Xisaabtami doono saraakiisha Hogaaminaysa dagaalada muqdisho
April 25, 2021 Ergayga Midowga Yurub: Aad ayaan uga walaacsanahay xalaadda Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Midowga Yurub...
Dagaalka caawa ka socda Muqdisho oo ku faafay isgoysyada Dabka, Shaqaalaha iyo KM-4 ee wadada Maka Al-Mukarama
April 25, 2021 Wararka caawa ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu wali socdo Dagaalkii goos gooska ahaa...
War deg deg ah : Isgoyska Sayidka oo ay la wareegeen Ciidamo uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab
April 25-2021 Waxaa goor dhawayd barta Kontarool ee laga ilaaliyo Madaxtooyada ee isgoyska Sayidka ka bilaawday rasaas aan...
Hogaamiye C/raxmaan C/shakuur oo sheegay in la soo weeraray Hogya uu ka dagan yahay Muqdisho.
April 25-2021 Waxaa goor dhawayd Bartiisa Facebook soo dhigay qoraal Hogaamiye C/raxmaan C/shakuur warsame oo sheegay in la...
War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka Qarxay Km4 ilaa warshada caanaha.
April 25-2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dagaal kulul oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa...
biy Axmed oo soo saaray bayaan ku saabsan doorashada Itoobiya ee bisha June
April 25-2021 Ra’isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta soo saaray bayaan ku saabsan doorashada lagu wado dabayaaqada...
Xasan sheikh “Waxaa nasiib darro in ciidan ka amar qaata farmaajo ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan uga digayaa
April 25-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhawayd bartiisa baraha bulshada soo dhigay arintaas,...
War deg deg ah: dagaal Goor dhawayd ka bilaawday xaafada C/casiis oo ay daganyihiin Musharixiinta
Waxaa goor dhawayd Dagaal kulul uu ka bilaawday Degmada Cabdicasiis oo ay Daganyihiin Musharixiinta, Waxaana la sheegay in...