farmaajo oo Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed
. May 1-2021 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaa uu Maanta hambalyo u...
Ruushka oo saraakil ka tirsan Midowga Yurub ka mamnuucay Dalkiisa in ay soo galaan
May 1-2021 Dowladda Ruushka ayaa sideed sarkaal oo reer Yurub ah ka mamnuucday in ay dalkeeda soo galaan...
Jubaland oo gaashaanka u daruurtay inaysan ka qeyb-geli doonin shirka arrimaha doorashada ee ku baaqay farmaajo
May 1-2021 Maalmo kadib waxaa ka soo jawaabay hadalkii ka soo baxay Villa Somaliya Maamulka Jubaland ee uu...
Danjire Tarsan “ Madaxweyne farmjaajo waxaan ugu baaqayaa in uu is casilo oo uu xilka ku Warejiyo Rooble
. April 30-2021 Safiirka Somaliya ee Kenya danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday...
Xildhibaannada golaha shacabka oo goordhow loo diray fariin lagu wargelinayo in ay beri oo sabti ah ay soo xaadiraan kalfadhiga golaha shacabka
April 30-2021 Waxaa caawa Fariin loo diray Xildhibaannada golaha shacabka oo lagu wargelinayo in ay beri oo sabti...
Murashixiinta oo u digay guddoonka Golaha Shacabka in ay qaadaan tillaabo lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka
April 30-2021 Golaha Midowga Murashixiinta wuxuu uga digayaa guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday in ay qaadaan...
Wargeyska New York Times oo warbixin xasaasi ah ka qoray sababta uu madaxweyne Farmaajo isaga dhiibay Baasaboorka Mareykanka
April 30-2021 Wargeyska New York Times ayaa warbixin xasaasi ah ka qoray sababta uu madaxweyne Farmaajo isaga dhiibay baasaboorka Mareykanka,...
Ergay ka socda Dowlada Qatar oo la filayo inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya.
April 30-2021 Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho ku...
Ergeyga UNHCR u qaabilsan Geeska Africa oo sheegay in aysan jirin dad si khasab ah dib loogu celinayo dalalkii ay ka soo carereen.
April 30-2021 Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR ugu qaabilsan Geeska Africa, Maxamed Cabdi Afey ayaa...
Hargaysa oo lagu toogtay Libaax xalay ka baxsaday beer xayawaannada lagu xannaaneeyo oo ku taalla Hargeysa
April 30-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Soomaaliland ay toogteen Libaax xalay ka...