Dajnire Afeey “ UNHCR iyo Kenya waxay ka wada shaqeynayaan sidii xal logu heli lahaa dadka qaxootiga ah ka hor inta aan la gaarin.
May 1-2021 Ergeyga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika ayaa ugu baaqay qaxootiga Soomaalida...
Maraykanka oo soo dhoweeyay tallaabadii madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka
May 1-2021 Qoraal ay barta twitter-ka soo dhigtay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayey ku soo dhoweysay go’aannadii madaxweynaha...
Baarlamanka oo dib u soo Celiyay Heshiiskii 17-Sitember iyo farmaajo oo u hambalyeeyay
May-1-2021 Golaha shacabka baarlamaanka Somaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-sitember oo ku aadanaa...
War deg deg ah: farmaajo oo shaaca ka qaaday inuu fulinta doorashada iyo amniga doorashada ku wareejiyey ra’iisul wasaare Rooble
May-1-2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad la wada sugayey kahor jeediyey Golaha Shacabka...
Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr. Mutlaq A oo gaaray magaalada Hargeysa
May-1-2021 Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr....
War deg deg ah: Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday iyo Gudoonka baarlamaanka waqtigooda dhamaaday oo gaaray xarunta Golaha shacabka..
May-1-2021 Waxaa goor dhawayd Xarunta baarlamaanka gaaray Gudoonkii baarlamaanka ee waqtigiisa dhamaaday iyo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo oo...
Maraykanka iyo xulafadiisa NATO oo maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan Afghanistan
May-1-2021 Maraykanka iyo xulafadiisa NATO ayaa maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan dalka...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Qafiifiyay xayiraadii uu saaray dalka March 26
May-1-2021 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xayiraadii saarneed Dalka kenya ee isku socodka dadka iyo gaadiidka Qafiifiyay Xoogaa,...
C/raxmaan C/shakuur “ Farmaajo haddii uu xaqiiqada wajaho oo uu garto in ciidan dastuurka daafacaya oo muddo kororsiga diiddan ay Villada kaabiga ku hayaan
May-1-2021 Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa goor dhawayd Bogiisa Facebook soo dhigay Qoraalkan hoos ku qoran. Farmaajo haddii uu...