Hoggaamiyaha Golaha Militariga Chad Maxamed Idris Deby oo ku dhawaaqay Xukuumad KMG ah
May 3-2021 Hoggaamiyaha Golaha Militariga Chad Maxamed Idris Deby ayaa ku dhawaaqay Xukuumad KMG ah oo ka kooban...
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed oo saakay ku soo wajahan Muqdisho..
May 3-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in goor dhawayd halkaas uu gaaray Madaxweynaha maamulka...
Dilkii Hogaamiyihii Al-qaacida Osama Bin Laden oo ka soo wareegtay 10 sano
May 3-2021 10 sano ayaa laga joogaa markii Ciidamo hubaysan oo Maraykan ahi ay dalka Pakistan ku dileen...
Haweeney Hogaaminaysa Tirinta Codadka Dalka Hindiya
May 3-2021 Xisbiga u taliya dalka Hindiya ee BJP ayaa xoogga saaray sidii uu ugu guulaysan lahaa gobolka...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta oo la kulmay Musharax Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh
May 2-2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho ku kulmau Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Musharax madaxweynihii...
Taliye ku xigeenkii ciidanka Haramcad Muumin Ciise Maxamuud iyo ciidamo uu hoggaaminayo oo galabta Mahad salad soo dhaweyay
May 2-2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho laga dareemayaa Jawi kale Markii uu soo goostay Taliye ku xigeenkii ciidanka...
Weerar ay qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya oo lagu laayay Caruur.
May 2-2021 4 canuf ayaa lagu dilay weerar ay qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya, sida laga soo...
Madaxweyne Laftagareen oo Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay’addaha kala duwan ee Garsoorka
May 2-2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay...
Rooble oo Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
May 2-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar.
May 2-2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa...