Afhayeenka Itobiya oo ku tilmaamay hadal ka soo Yeeray Suudaan wax lagu Qoslo.
May 5-2021 Wasaarada Arimaha dibadda Sudan ayaa dhawaan sheegtay in hadii Itoobiya ka baxdo heshiisyada biyo xireenka in...
Benjamin Netanyahu Ra’iisal wasaaraha Israa’iil, oo noqday hogaaminaya ugu mudada dheeraa Dalkaas
May 5-2021 Shan iyo tobankii sano ee uu Benjamin Netanyahu ra’iisal wasaaraha ka ahaa Israa’iil, waxa uu noqday...
Heshiis nabadgelo oo laga gaaray dagaalkii ka dhacay deegaannada Soomaalida iyo Oromada
May 5-2021 Waxaa magaalada Jig-jiga ee dowlad degaanka Soomaalida lagu qabtay shir lagaga wada xaajoonayo adkaynta nabadgelyada deegaannada...
Qandaraaslayaal Qasaare dhimasho ka soo gaartay Qarax ka dhacay Xadka Kenya iyo Somaliya
May 5-2021 Wararka ka imaanaya saakay xadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in halkaas uu...
Raisal Wasaare Rooble oo lagu wado in uu gaaro Sacuudiga si uu u soo Cimresto.
May 5-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la waxaa filayaa in Maalinta Jimcaha ah ee...
Manchester City oo gaartay kama-dambeysta koobka kooxaha horyaallada Qaaradda Yurub ee Champions League
May 5-2021 Kooxda K/cagta Manchester City ayaa markii ugu horreyay gaartay kama-dambeysta koobka kooxaha horyaallada Qaaradda Yurub ee...
Xildhibaan Odowa “ Saadaq joon Qabiil ayaan ku difaacaa waa sax Xildhibaankiisa ayaan ahay
. May 5-2021 Xildhibaan Odowa ayaa waraysi kulul siiyay telefishanka Dalsan , waxa uuna uga hadlay xaalada dalka ...
Derek Chauvin oo ahaa askarigii dilay George Floyd oo mar kale dalbaday Maxkamadayn Cusub.
May 5-2021 Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo u xiran...
Midowga Yurub oo diiday in ay kormeerayaal u diraan Doorashada baarlamaanka Ethiopiaka dhacayso June
May 5-2021 Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa sharraxaad ka bixiyay sababta Midowga Yurub u go’aansaday in uu...
Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo saakay ka socda B/weyne
May 5-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in uu halkaas ka...