Somali tagsiile ah oo lagu toogtay magaalada Moorhead ee gobolka Minnesota
May 6,2021 Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi oo ahaa wiil tagsiile ah ayaa Arbacadii shalay aheyd lagu toogtay magaalada Moorhead...
Dayax gacmeedka soo lumay oo laga cabsi qabo in uu ku dhaco New York, Madrid, Koonfurta dalka Chile iyo dalka New Zealand
May 5, 2021 Dayax gacmeed Shiinuhu hawada u diray ayaa la sheegay in uu ka baxay awoodii maamulka,...
Shirkadda Twitter oo xirtay cinwaankii ay xiddigta Bollywood Kangana Ranaut ku lahayd
May 5, 2021 Shirkadda Twitter ayaa xirtay cinwaankii ay xiddigta Bollywood Kangana Ranaut ku lahayd kaddib markii ay...
Hindiya oo la ciirciireysa mowjadda labaad ee fayraska corona
May 5, 2021 Lataliyaha ugu sareeya dowlada India ee dhanka sayniska ayaa ka digay in mowjada sedexaad ee...
Madaxweynaha Ciraaq oo sheegay in Ciraaq ay martigelisay wadahadallo u dhexeeya Iran iyo Sacuudiga
May 5, 2021 Madaxweynaha Ciraaq Barham Salix ayaa sheegay in Ciraaq ay martigelisay in ka badan hal wareeg...
Madaxweyne Xasan shekh oo amaanay Raisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble
May 5, 2021 Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Musharax Madaxwayne mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyey...
Madaxweyne Qoor-Qoor oo soo dhaweeyey go’aanadii ka soo baxay guddigii farsamada
May 5, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo dhaweeyey go’aanadii kasoo baxay...
Baarayaal Kenyan oo Dalka ka helay fayraska hindiya ee COVID Variant.
May 5, 2021 Baarayaal ayaa Kenya ka helay illaa shan kiis oo ah fayraska dadka aadka u badan...