Magaalada London oo saakay loo dareeray doorashooyinka golaha deegaanka iyo Duqa magaalada
May 6, 2021 Magaalada London waxaa saaka loo dareeray doorashooyinka golaha deegaanka iyo Duqa magaalada, waxaana codbixintaas ka...
Hey’adaha Qaxootiga oo sheegtay in 500 qof sannadkaan oo kaliya ku dhinteen Tahriibka
May 6, 2021 Sida ay sheegeen hey’adaha Qaramada Midoobay, ilaa iyo 500 oo qof ayaa sannadkaan oo kaliya...
Dagaal culus oo degmada Ceelwaaq ku dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Ururka Al-Shabaab.
May 6,2021 Wararka ka imaanaya saakay degmada Ceelwaaq oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu...
Siroonka Itoobiya oo shegay in ay ka hor tageen afganbi lagu dhisi lahaa dowlad kumeel-gaar ah
. May 6,2021 Saraakiisha Siroonka dowladda Itoobiya ayaa Bayaan ay soo saareen ku tsheegeen in koox isku xiran...
27-kii ardayda laga afduubay mac’had lagu barto dhirta waqooyiga Nigeria oo la sii daayay.
May 6,2021 27-kii hartay ardayda laga afduubay mac’had lagu barto dhirta ee ku yaalla gobolka waqooyiga Nigeria dhaca...
Dowlada Mareykanka oo cadaadis ku saareysa Madaxda Soomaalida qabsoomida doorasho xor iyo xalalaal ah
May 6,2021 Dowlada Mareykanka ayaa cadaadis xoogan ku saareysa hogaamiyaasha Soomaalida qabsoomida doorasho xor iyo xalalaal ah, waxa...
Madaxweyne Laftagareen oo 2 kadib gudi u saaray caruurtii lagu qashay Duleedka Baydhabo
May 6,2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah...
Murashax Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey heshiiskii laga gaaray qalalaasihii Muqdisho
May 6,2021 Murashax Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii xalay laga gaaray qalalaasihii Muqdisho, gaar ahaan xalinta...
Wadamada G7 oo sheegay inay ka walaacsanyihiin jahaweeerka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya .
May 6,2021 Wasiiradda Horumarinta iyo Arrimaha Dibadda ee dalalka G7 ayaa sheegay inay si aad ah ugu walaacsanyihiin...
Gudoomiye shekh shariif oo Bogaadiyay Dadaalada Raisal Wasaare Rooble.
May 6,2021 Madaxweynihii hore ee KMG shekh shariif ayaa ka hadlay heshiiskii shalay lagu gaaray in Ciidamada dib...