Maxaabiistii ku Xirnayd Xabsiga Dhexe Magaalada Laasacaanood oo Xoog ugu Baxay Xabsigaas
Isniin: January 23 2023 Maxaabiistii ku xidhnayd xabsiga dhexe ee Laascanood ayaa qoryaha ka furatay ciidamadii Asluubta iska...
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo lagu soo dhaweeyay Koonfur Afrika
Isniin: January 23 2023 Dowladda Koonfur Afrika ayaa baahisay sawirrada iyo muuqaal ku saabsan booqashada wasiirk arrimaha dibadda...
Madaxweynaha Zambia oo ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda.
Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha Zambia, Hakainde Hichilema ayaa ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda. Hadalkiisa...
Nin hubaysan oo 10 qof ku dilay gobolka California ee dalka Maraykanka
Isniin: January 23 2023 California – Nin hubaysan ayaa 10 qof ku dilay magaalada Los Angeles ee gobolka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Canbaaraysay falkii ka dhacay dalka Sweden ee Kutubka lagu gubay..
Isniin: January 23 2023 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan falkii ka dhacay dalka Sweden, kadib...
magaalada Laascaanood oo si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali
Isniin: January 23 2023 Waxaa maanta magaalada Laascaanood si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante...
Hay’adaha amaanka oo goor dhawayd Xaqiijiyayin lasoo gabagabeeyey weerarkii ay maanta Al-Shabaab ku soo qaadeen xarunta maamulka gobolka Banaadir
Axad: January 22, 2023 Saacado badan kadib dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in lasoo gabagabeeyey weerarkii ay maanta Al-Shabaab...
Qarax loo adeegsaday qof isku soo xiray Suun oo goordhow ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn xarunta maamulka gobolka Banaadir
. Axad: January 22, 202 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa goordhow ka dhacay meel aan sidaa...
Madaxweynaha Puntland Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
. Axad: January 22, 202 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay...
Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood shalay
. Axad: January 22, 202 Magaalada Laascaanood oo xarunta gobolka Sool waxaa shalay siwayn loogu soo dhoweeyay Garaad...