Qoys ka soo barakacay Colaada Yemen oo soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
May 7, 2021 Ilaa 61 Qoys oo ka kooban Soomaali iyo Yemeniyiin ka soo cararay colaadda ka aloosan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Jeddah, isagoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka
May 7, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isagoo ku...
Kenya oo xayiraadii ka qaaday qalashada iyo iibinta hilibka dameeraha oo ay dowladda saartay
May 7, 2021 Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xayiraadii ka qaaday qalashada iyo iibinta hilibka dameeraha oo...
Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
May 7, 2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo...
Allaha unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
May 7, 2021 Allaha unaxariistee waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa...
Xaafadda Buula-xubey ee Degmada Wadajir oo daad ku fatahay oo galaaftay nolosha 9 qof, oo ay 7 kamid ah yihiin carruur
May 7, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay roob xooggan, waxa uuna Roobabkaas ay...
Madaxtooyada Puntland oo sheegtay in Madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu gaaray Itobiya
May 7, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gelinkii dambe ka dhoofay magaalada Garowe ayaa gaaray...
Gantaalkii weynaa ee Shiinaha ka baxsaday oo la filayaa inuu dhammaadka isbuucan ku soo dhaco dhulka
May 7, 2021 Gantaalkii weynaa ee Shiinaha ee faraha ka baxay ayaa la filayaa inuu dhammaadka isbuucan ku...
Shirkadda dDP World iyo Wasaaradda Gaadiidka ee Itoobiya oo kala saxeexday Heshiis
May 7, 2021 Shirkadda dekadaha ee fadhigeedu yahay Dubai ee DP World iyo Wasaaradda Gaadiidka ee Itoobiya ayaa...