Farmaajo oo xalay kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada qaar ka mid ah ganacsatada
May 9, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada...
FAO oo ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan
May 9, 2021 Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Hoygiisa ku qaabilay Taliyaha Xijaar iyo Taliye ku-xigeenka Kaniif
May 9, 2021 Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan u dhaxeeyay Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Iyo Taliyaha Ciidanka...
Roobabkii ka da’ay Duleedka Muqdisho oo mar kale Gaystay arin laga Naxo
. May 9, 2021 Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qoys danyar ah oo ku...
Bayern Munich oo loo caleema saaray in ay ay ku guulaysatay horyaalka kubadda cagta ee Jarmalka
May 9, 2021 Kooxda Bayern Munich ayaa dabbaaldegtay kadib markii loo caleema saaray markii sagalaad oo Xiriir ah...
Rabshado hor leh oo ka dhacay Qudus oo u dhexeeyo booliska Israa’iil iyo Falastiiniyiinta
May 9, 2021 Rabshado hor leh ayaa maanta ka dhacay magaalada Qudus kaas oo u dhexeeyo booliska Israa’iil...
Dowladda oo cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Kaapul ee caasimadda dalka Afgaanistaan.
May 9, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar loo adeegsaday qaraxyo ay dad badani ku dhinteen oo...
Roobab khasaare dhaliyay oo xalay ka da’ay Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya
May 9, 2021 Waxaa hakad uu ku yimid isu socodka gaadiidka iyo dadka u kala goosha magaalada Godey...
Sadiq Khan oo mar kale la doortay in uu Noqdo Duqa magaalada London
May 9, 2021 Duqa magaalada London Sadiq Khan oo ahaa musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party ayaa...
Gantaalkii Shiinaha ka fakaday oo ku dhacay meel u dhaw Badweynta Hindiya
May 9, 2021 Maalmo kadib waxaa soo dhacay Gantaal Warbaahinta caalamka ay aad u hadal haysay oo ka...