Ruushka iyo Pakistan oo ka wadahadlay sidii loola shaqayn lahaa xukuumadda Taliban
`Khamiis: January 26, 2023 Ruushka iyo Pakistan ayaa wadahadal ay yeesheen Arbacadii, waxay ku sheegeen baahida loo qabo...
Dowladda Mareykanka oo digniin cusub kasoo saartay suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca dalka Tanzania ee bariga Afrika.
`Khamiis: January 26, 2023 Dowladda Mareykanka ayaa digniin cusub kasoo saartay suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca dalka...
Dowladaha Jarmalka iyo Mareykanka oo taangiyada dagaalka u diraya Ukraine
`Khamiis: January 26, 2023 Mareykanka iyo Jarmalka ayaa lagu soo warramaya qorshe ay taangiyada dagaalka ugu dirayaan dalka...
Maamulka Galmudug Wacad ku maray inaan khaadka la gayn karin deegaannada ay ka socdaan dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab
`Khamiis: January 26, 2023 Maamulka Galmudug ayaa khaadka ka mamnuucay in la geeyo deegaannada ay ka socdaan howlgallada...
Taageerayaasha mucaaradka Koonfur Afrika oo dhigaya dibadbax ballaaran
Khamiis: January 26, 2023 Kumannaan taageerayaasha mucaaradka ah ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada Johnnessburg si ay uga...
Reer Galbeedka oo soo dhaweeyay go’aanka Jarmalka uu Ukraine ku siinayo taangiyada aan xabada karin
Khamiis: January 26, 2023 Go’aanka Berlin ay taangiyada ugu dirayso waddanka Ukraine ayaa waxaa soo dhaweeyay dalalka xulafada...
Duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Daacish oo ka dhacday gobolka Bari
Khamiis: January 26, 2023 Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacday buuraha Calmiskaad ee degmada...
Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Biixi oo faah-faahin ka bixiyey howlgal shalay ka dhacay deegaano hoostaga degmada Xarardheere
Khamiis: January 26, 2023 Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faah-faahin ka bixiyey...
Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda ACCORD oo la kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub
Khamiis, 26 Janaayo [Qaranimo Online] Xoghayaha Hay’adda UNASOM Prof. Abdulkadir Basheer Mohamed ayaa Magaalada Brussels ee waddanka Beljam-ka...
Ururka Bariga Afrika oo bilaabaya xaqiijinta hanaanka Soomaaliya ay ugu biiri karto Ururka Bariga Afrika
Arbaco: January 25 2023 Ururka bariga Afrika ee EAC ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu bilaabo...