Wasiirka Wasaaradda Diinta Awqaafta ee oo goordhaw shaaciyey in dalka Soomaaliya aysan berri Ciid u aheyn
May 11, 2021 Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Arrimaha Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa goordhaw shaaciyey in dalka Soomaaliya...
Sacuudiga iyo Qatar oo xaqiijisay in Arbacada berri ay tahay maalinta u dambeysa ee bisha Soon
May 11, 2021 Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in Arbacada berri ay tahay maalinta u dambeysa ee bisha...
Madaxweyne Laftagareen oo Baydhaba ku qaabilay wafidi ay hogaamineysey ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey
May 11, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta Madaxtooyadda KGS ee Baydhaba ku qaabilay...
Ciidamadii C/rashiid Janan oo diiday in lagu daro ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.
May 11, 2021 Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo waxay sheegayaan in ciidamadii ka barbar dagaalami jiray wasiirkii...
Toddobo carruur ah iyo macalinkooda oo lagu toogtay iskuul ku yaalla magaalada Kazan ee dalka Ruushka
May 11, 2021 Toddobo carruur ah iyo macalinkooda ayaa lagu toogtay iskuul ku yaalla magaalada Kazan ee dalka...
Gobol Mareykanka katirsan oo shabeel baxsad ah lagu qabtay
May 11, 2021 Nin loogga shakisan yahay inuu wax dilay ee gobolka Taxes kaas oo bannaanka ku joogay...
Xoghayaha cusub ee Bariga Afrika oo ka hadlay goorta ay suurta gal tahay in Soomaaliya ay ku biirto ururka
May 11, 2021 Xoghayaha cusub ee Waddamada ku bahoobay Bariga Afrika Dr. Peter Mathuki ayaa ka hadlay goorta...
Dalka Shiinaha oo ka walaacsan tirada dadkiisa oo kordhaya Sanad kasta
May 11, 2021 Kororka tirada dadka Shiinaha ayaa kusii dhowaaneysa eber, ayada oo lamaanayaasha caruurta dhalaya ay sii...
Maamulka Puntland oo mamnuucday dadka ka imaanaya dalka Hindiya
. May 11, 2021 Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday dadka ka imaanaya dalka Hindiya kadib saameynta cudurka Covid-19...
Dowladda Soomaaliya oo jawaabtay joojinta ay Kenya joojisay Diyaaradaha ka imaada Muqdisho
. . May 11, 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa arrin la yaab leh ku tilmaantay go’aanka ay Kenya ku...