Madaxweynaha Jubaland oo kismaayo kula kulmay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom
May 15 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed...
Labada nin ee sida weyn ugu tartami doona doorashada madaxtinimada dalka Iran
May 15 2021 Labada nin ee sida weyn ugu baratami doona doorashada madaxtinimada dalka Iran ee bisha danbe,...
Weerarrada cirka ah ee Israel iyo Hamaas oo galay maalintii lixaad xaalada oo aad u adag
May 15 2021 Weerarrada cirka ah ee Israel iyo gantaalada Hamas ayaa galay maalintii lixaad, iyadoo aysan muuqan...
Midowga Yurub oo Berbera ka dhagax dhigay mashruuc laga hormarinayo Xeebta Bataale.
Mashruuc lagu horumarinayo xeebta Bataale ee Somaliland uuna maalgelinayo Midowga Yurub ayaa Sabtida maanta ah la dhagax-dhigay, iyaddoo...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo dhaariyay Madaxweynaha Jabuuti
Munaasabad ka dhacday Caasimadda dalka Jabuuti ayaa waxaa Maanta markii Shanaad xilka Madaxweynaha dalka Jabuuti loogu dhaariyay Ismaaciil...
Shir lagu heshiisiinayo laba Beelood oo Maalintii labaad socda
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maalintii labaad ka socda Shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo dhawan...
Ergey ka socda Mareykanka oo Israa’iil gaaray
Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka...
Cali Guudlaawe” Dhalinyaradu waxay udub dhexaad u yihiin xoreynta Dalka”
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hambalyo u diray Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan Dhalinta Hirshabeelle Munaasabadda 15-ka May...
Dil ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud & xiisad ka dhalatay
Wararaka naga soo garaya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in degaan ku yaal duleedka...
Wafdi ka socda DFS oo Maanta ka qeyb galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti
Maanta ayaa waxa lagu wadaa in Caasimadda dalka Jabuuti lagu qabto munaasabad lagu caleema saarayo Madaxweynaha dalka Jabuuti...