Somaliland oo deegaanadeda ka bilowday howlgal lagu buufinayo Ayaxa
May 16 2021 Wararka ka imaanaya maamulka Somaliland ayaa sheegaya in mar kale ka bilaawday la dagaalanka Ayaxa...
Rooble oo ka hadlay geerida Taliye ku-xigeenkii guud ee qeybta Booliska Gobolka Banaadir oo xalay geeriyooday
May 16 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida Taliye ku-xigeenkii guud ee...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay oo si adag kaga hadlay weerarada iyo duqeymaha Israel
May 16 2021 Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa si adag kaga hadlay weerarada...
Jabhad ka dagaalanta Itoobiya oo sheegtay inay afduub u haystaan saddex muwaadin oo u dhashay dalka Shiinaha
May 16 2021 Jabhad ka dagaalanta dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay afduub u haystaan saddex muwaadin oo u...
Netanyahu oo wacad ku maray Israa’iil sii wadeyso duqeymaha ay ugu jawaabeyso gantaalaha looga soo ridayo Qaza
May 16 2021 Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wacad ku maray Israa’iil iney sii wadeyso duqeymaha ay...
Taliska Gobolka Nugaal oo ka hadlay ceelka af dhurwaayaale oo ay ku geeriyoodeen wiilal
. May 16 2021 Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale ayaa sheegay in...
Caasimadda Hirshabeelle oo Go’doon ku jirta, kadib fatahaad xoogan iyo Tuulooyin aan la gaari karin
May 16 2021 Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Go’doon ku jirta, kaddib markii tuulooyin dhowr...
Israa’iil oo duqeymo u geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya Al Sinwar.
May 16 2021 Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo dhowr ah ka geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.
May 16 2021 Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), ayaa...
Muqdisho oo la ciir ciiraysa rag isku soo xiray waxyaabaha qarxa iyo Cabsi xoogan oo jirta..
May 16 2021 Waxaa magaalada Muqdisho ka taagan saacadihii la soo dhaafay cabsi xoogan oo ku aadan rag...