Qarax goor dhawayd ka dhacay dhabarka dembe ee Hotel Ambas oo ku yaalla Gaalkacyo.
May 18 2021 Waxaa goor dhawayd oo caawa fiidkii ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Qarax...
Labo shaqaale oo Thailand ah oo ku dhintay ugu yaraan 5 Israa’iiliyiin ahna way ku dhinten Weerar gantaal ah
May 18 2021Labo shaqaale oo Thailand u dhashay ayaa ku dhintay ugu yaraan toban Israa’iiliyiin ahna way ku...
ICRC oo ku baaqday in isbeddel lagu sameeyo istiraatiijiyadda Covid-19
May 18 2021 Hay’adda caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC), ayaa ugu baaqday dowladaha hodanka ah iyo warshadaha...
Wasiir Caadle: “Qandaraaska biyo xireenka waxaa la bixiyay waqti uu wabiga fatahay”.
Wasiirka arrimaha Gudaha DG Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo la hadlay BBC-da ayaa u sheegay in Xukuumadda Soomaaliya...
Midowga Yurub & UNDP oo 13 gaadiid ah ku wareejiyay waaxda caadaladda Somaliland.
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, ayaa Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Somaliland ku wareejiyay 13 gaadiid oo...
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Wakiilada Beesha Caalamka?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen rooble ayaa xafiiskiisa oo ku yaal gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxaa uu kula...
Midowga Musharixiinta oo yeeshay kulan ay uga hadlayeen xaalada dalka
Kulanka oo ku qabsoomay aalada Internet-ka ee (ZOOMKA) ayaa waxaa yeeshay Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, iyada oo uu...
Dowladda Soomaaliya oo bilaawday baarista Askari si xun loogu dilay Muqdisho
Guddi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil...
Shir laga yeeshay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta shir guddoomiyay shirka...
Midowga Musharixiinta oo u hambalyeeyay shacabka iyo hoggaanka Somaliland
Inta badan Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay manta u halbalyeeyeen shacabka iyo hoggaanka Somaliland oo Maanta...