Amnesty International oo ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo Xasuuqa Israa’iil ka wado marinka Gaza
May 19 2021 Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo falalka arxan...
Shacabka Kenya oo ka walaacsan dib dhaca ku yimid tallaalka AstraZeneca
May 19 2021 Dhaqaatiirta iyo hay’adaha caafimaadka Kenya ayaa aad uga wal-walsan dib u dhac baahsan oo ku...
Mareykanka oo uga digtay Erdogan in uu ku Fogaado nacaybka Yuhuudda
May 19 2021 Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka hadashay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip...
Madaxweyne Macron oo marti geliyey kulan ay kasoo qaybgaleen madaxda dalalka Africa
May 19 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa marti geliyey kulan ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah...
Benjamin Netanyahu “ Xamaas waxay Cadow ku tahay Danaha iyo Nolosha dadka reer Israa’iil
May 19 2021 Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in duqeymaha Israa’iil ee sagaalka maalmood ka socda...
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo shaaciyay guddiga sare ee warbaahinta Puntland
. May 18 2021 Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde), ayaa maanta oo Taalado ah shaaciyay...
Taliska Booliska Somali Oo Ka Hadlay Qaraxii Caawa Ka Dhacay Gaalkacyo.
May 18 2021 Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo fiidnimadii Caawa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo...
Qoor qoor oo shir looga hadlayay amaanka ku shir gudoomiyay magaalada Gaalkacyo
May 18 2021 Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay amniga guud...
Ku dhawad 6,000 oo muhaajiriin ah oo gaaray Dalka Spain
May 18 2021 Ugu yaraan 6,000 oo muhaajiriin ah ayaa gaaray dhulka ay Spain maamusho ee Ceuta, kuwaasi...
Talyaaniga oo laga helay haraadiga tuulo biyaha hoostooda ku luntay
May 18 2021 Howlo dayactir ah oo ka socday meel loo dalxiis tago oo ku taalla dalka Talyaaniga...