Dowlada toobiya oo beenisay in hubka kiimikada ay u adeegsatay gobolka Tigray
May 24, 2021 Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa wargeyska Telegraph ee dalka UK ka soo baxa ku eedeysay...
Masar oo weli Heysata markabkii Bishii Marso ku xannibmay Marinka Suweys
May 24, 2021 Maxkamad ku taalla Masar ayaa diidday codsi uga yimid milkiilaha markabkii bishii March ku xannibmay...
Dr Tedros “ oo sheegay shaqaalaha caafimaadka iyo dadka da’da ah xilligan laga tallaali lahaa xanuunka Covid 19
May 24, 2021 Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha caafimaadka iyo dadka da’da ah ee...
Rooble oo la kulmay Cabdi Xaashi kadib qilaaf soo kala dhexgalay Gudiga Somaliland ee Doorashada
May 24, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan dhex maray Ra’iisul wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen...
Puntland iyo Galmudug oo mamnuucay isku socodka gaadiidka Bajaajta ee Gaalkacyo
Guddoomiya Gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si...
Maxkamadeynta Askar loo heysto dilal oo bilaabatay
Maxkamada Darajada, Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27aad ayaa Maanta Bilowday, Dhagaysiga Dacwada Eedaysanayaasha kala ah, Cabdiqaadir...
UK oo Ciiddamo Khaas ah u soo direysa Soomaaliya
250 ka tirsan Ciiddanka Khaaska ee UK ayaa loo soo diri doonaa Somalia, si ay Ciiddanka Dowladda Federalka...
Kulan u socdo RW Rooble iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare
Waxaa haatan uu kulan xasaasi ah u socdaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Golaha...
Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab
aliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku gaarey ciidamada Xoogga dalka...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay Shirka doorashada
Kadib kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Majmaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay uga hadleen Shirka...