Kooxda Villarrea oo Xalay ka qaaday Koobkii Europa League Manchester United
May 27 2021 Kooxda kubadda cagta Villarrea ayaa ku guuleysatay koobka labaad kooxaha Yurub ee Europa League, markii...
Booliiska Puntland iyo Galmudug oo xalay hawlgal ka fuliyay magaalada Gaalkacyo
. May 27 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Booliiska Puntland iyo Galmudug, ayaa xalay...
Joe Biden oo hay’adaha sirdoonka ku amray inay baaraan asalka Covid-19
May 27 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa hay’adaha sirdoonka ku amray inay baaraan asalka halka uu ka...
Jadwalka hadal jeedinta Munaasabada Xiritaanka Shirka maanta la filayo in lagu soo gaba gabeeyo muqdisho
May 27 2021 Waxaa maanta oo khamiis lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad...
Garabka Cabdi Xaashi oo ka soo hor jeestay ka qeybgalka munaasadda maanta..
May 27 2021 Waxaa lagu wadaa saakay in la soo gaban gabeeyo wada Hadaladii maalmihii la soo dhaafay...
Koonfur Galbeed oo ku eedeeysay Wasarada wax barashada in ay Qalad tahay Imtixanka laga qadayo Ceelasha Biyaha
May 26 2021 War ka soo baxay maamulka K/galbeed ayaa eedayn dusha looga tuuray Dowlada Dhexe ee Somaliya,...
Nigeria dad ku dhintay dooni ay saarnaayeen oo quustay.
May 26 2021 Waxaa la la’ayahay dhowr qof oo ku nool Waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria kaddib markii...
Al-shabaab oo Weerar ka gaysatay inta u dhaxaysa Gurceel iyo Dhuusamareeb oo ay joogeen ciidamo Macawiisley ah
. May 26 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay galabta Maqribkii weerar...
Madaxweynihii iyo raisal wasaarihii la afgambiyay ee Dalka Mali ‘oo is casilay
May 26 2021 Madaxweynihii ku meel gaarka ahaa ee dalka Mali, Bah Ndaw, iyo Ra’iisul Wasaarihiisii, Moctar Ouane,...
Ciidamada Itoobiya oo xirxiray boqollaal qof oo ku jiray xeryaha Tigray
May 26 2021 Boqollaal qof oo ka barakacay dagaalka gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa la xirxiray kaddib...