Saraakiisha Nigeria oo sheegay in dabley hubeysan ay afduubteen arday badan
May 31 2021 Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in dabley hubeysan ay afduubteen arday badan oo dhiganayay iskuul Islaami...
Wargeyska Washington Post oo qoray in Iran ay Weerartay xarun ay leedahay CIA-da Mareykanka
2021May 31 2021 Wargeyska Washington Post ayaa qoray in koox Iran ku xiran ay awood u yeelatay inay beegsato xarun...
Shacabka Somaliland oo saakay u dareeraya codbixinta doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka
2021May 31 2021 Dadweynaha Somaliland ayaa saacado kadib u dareeraya codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golayaasha wakiillada iyo...
Ku dhawaad 10 qof oo Afghani ah ku dhimatay markii hoobiye uu ku habsaday guri ay ka socotay xaflad aroos
May 31 2021 ugu yaraan lix qof oo rayid Afghani ah ayaa la dilay tiro kalana waa la...
Wasiirka arrimaha dibedda Israel oo gaaray Qaahira si uu dhiggiisa Masar ugala hadlo xabad joojintii Gaza.
May 31 2021 Wasiirka arrimaha dibedda ee Israel Gabi Ashkenazi ayaa gaaray magaalada Qaahira si uu dhiggiisa Masar...
Turjumaannadii ciidamada Britain ee Afghanistan oo dib u dejin laga siin Doono Dalkaasi
May 31 2021 Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal si degdeg ah dib u dejin loogu sameynayo boqollaal...
Prof. Dufle: “Cabista Sigaarka waxaa ka dhasha khatar Caafimaad iyo dhimasho degdeg ah”
Isniin, 31 May [Qaranimo Online] Maanta oo ay bishu tahay 31 Maajo 2021 waa maalinta caalamiga ah ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar oo sheegay in ay isku soo dhawadeen Imaaraatka Carabta.
May 30 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa sheegay in ay jirto raja muujineysa in laga gudbayo...
Bannaanbax looga soo horjeedo Maraykanka oo ka dhacay Addis Ababa kadib Cunaqabateentii
May 30 2021 Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Bannaanbaxan...
Madaxda Afrikada Galbeed oo ku kulmaya Ghana si ay uga wada hadlan afgembigii milatari ee Mali
May 30 2021 Madaxda Afrikada Galbeed ayaa maanta ku kulmaya dalka Ghana si ay uga wada xaajoodaan afgembigii...