Madaxweyne Deni oo is diiwaangeliyay si uu u codeeyo doorashada goleyaasha deegaanka
June 1 2021 Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta is diiwaangeliyay si uu u codeeyo...
Madaxweyne Museveni oo wacad ku maray in uu ka jawaabi doono Weerarkii wasiirka gaadiidka
June 1 2021 Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa ka jawaabey dhaawaca wasiirka gaadiidka iyo taliyihii hore, ee General Katumba...
Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo agaasimayaal cusub loogu magacaabay
June 1 2021 Waxaa ka soo baxay Goor dhawayd Xafiiska xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble...
Boqolaal qof oo isugu soo baxay gobolka Oklahoma Xasuuqii
June 1/2021 Boqolaal qof ayaa Isniintii shalay aheyd isugu soo baxay magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ay u...
Angela Merkel oo Denmark ku eedeeysay inay Maraykanka u basaasto Xogta Yurub
June 1/2021 Dalalka Yurub, ayaa ku cambaareeyey dowladaha Mareykanka iyo Denmark basaasnimo, iyadoo si gaar ah Denmark lagu...
Madaxweynaha Qaramada Midoobay oo cambaareeyay af-genbiga ka dhacay Mali
June 1/2021 Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna...
Wasiirka howlaha guud Uganda oo dhawac halis ah loo Geystay iyo gabdhiisa oo ku dhimatay
June 1/2021 Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda, horeyna u ahaa talyihii ciidanka difaaca ee dalkaasi, Gen. Katumba...
Al-shabaab iyo Ciidamada Dowlada oo ku dagaalamay inta u dhexeysa Buulo-Burte iyo Jalalaqsi.
June 1/2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay dagaal kulul oo saakay ku dhex...
Puntland oo dowladda Soomaaliya ku eedeeysay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska DP world
June 1/2021 Baarlamanka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska DP...
booliiska Dayniile oo xalay toogtay askari dhac ka Gaysanayay xaafada Raadeelka
June 1/2021 Wararka ka imanaya Degmada Dayniile ee Gobolka banaadir ayaa sheegaya in Ciidamada booliiska saldhiga degmada Dayniile...