James Swan oo la kulmay Wasiirka Haweenka Xaniifa Maxamed Ibraahim
June 9 2021 Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga...
Puntland oo sheegtay in 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay WHO.
June 9 2021 Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa sheegtay in ay 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay Hay’adda...
Rooble oo magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawllan doorashooyinka
June 9 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada...
Garoonka Boosaaso oo markii ugu horaysay ka soo dagi doonta Diyaarada Halla Airline
June 9 2021 Dowladda Puntland ayaa Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ka daah-furtay, Duullimaad Caalami ah, oo ay soo kordhisay...
Siyaasadda Shiinaha ee lagu xaddidayo dhalmada carruurta u dhalaneysa bulshada Muslimiinta
June 9 2021 Siyaasadda Shiinaha ee lagu xaddidayo dhalmada, waxaa suuragal ah in saddex meelood meel ka mid...
Eritrea oo Mareykanka ku eedaysay colaadda haatan ka taagan gobolka Tigray
June 9 2021 Dowladda Eritrea ayaa waxa ay dhiggeeda Mareykanka ku eedaysay colaadda haatan ka taagan gobolka Tigray...
Puntland, oo shegtay inay joojineyso in Soomaaliland Imtixaanaadka Iskuulada ka samayso Gobollada Sanaag
June 9 2021 Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Puntland, ayaa shaacisay inay joojineyso qorsho Soomaaliland...
haweeney 37 jir ah oo 10 carruur ah ku dhashay dalka South Africa.
June 9 2021 Gosiame Sithole oo ah haweeney 37 jir ah ayaa 10 carruur ah ku dhashay xalay...
Waqooyi bari Kenya oo laga furey sheybaar lagu hubinayo badqabka cuntada
. June 6 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Garissa ee goblka waqooyi bari Kenya, ayaa sheegaya in laga...
Boolis ku sugan Gobolka Tigaray oo BBC-da u sheegay inay halkaasi cunno la’aan ka jirto
June 6 2021 Boolis ku sugan degmo ku taalla Gobolka colaadda daashatay ee Tigaray ayaa BBC-da u sheegay...