Ciidamo la geeyay degaan ay dilal ka dhaceen & kulamo ka bilaawday
Taliyaha Guutada 15aad ee qeybta 21aad General Mascuud Maxamed Warsame oo ay wehlinayaan maamulka degmada Guriceel iyo Ugaas...
Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay...
Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday
Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka...
Joe Biden oo baaskiil haddiyad u siiyay Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson
June 13 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa baaskiil haddiyaad ahaan u siiyay Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson...
shabakad isku xiran oo dilal ka geysta koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo oo gacanta lagu dhigay.
June 13 2021 Waxaa Bilooyinkii la soo dhaafay maamulada Puntland iyo Galmudug iska kaashanayeen amaanka galkacyo, waxaana gacanta...
Mareykanka oo shaaciyay in Kenya ay u soo dirayaan ciidamo la dirira Alshabaab
Axad, 13 Juun [Qaranimo Online] Sida uu qoray Wargeyska Nation ee ka soo baxa Nairobi, Madaxweynaha Mareykanka Joe...
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo ruqsadda Mobile Money (License) siiyay adeegga e-Dahab shirkadda Somtel
June 13 2021 Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ruqsadda Mobile Money (License) guddoonsiiyey adeegga e-Dahab ee shirkadda Somtel....
Hawl-wadeeno Caafimaad iyo Bukaan lagu dilay Duqeyn Isbitaal ku yaalla Waqooyiga Syria
June 13 2021 Hawl-wadeeno Caafimaad iyo Bukaan ayaa lagu dilay Duqeyn Madaafiic ah oo lala eegtay Isbitaal ku...
Soomaaliya oo Kenya ugu baaqday in ay furto Safaaradeeda Soomaaliya ee kenya
June 13 2021 Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Kenya ugu baaqday in ay furto Safaaradeeda Soomaaliya islamarkaana...
Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in ciidamo la dagaalama Al-Shabaab u dirayo Kenya
June 13 2021 Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisa ay ciidamo gaar ah...