Maamulka Gobolka Bari oo Amaro soo saaray
Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ( Abwaanka) ayaa sheegay in dhibaatooyin farabadan lagu qabo dadka ku ganacsanaya...
Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Jubbada Hoose
Wararka naga soo gaaraya degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan...
Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa Boosaaso oo kordhay
Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari , ayuu qabsadey xaley dab weyn, kaasoo ka dhashey...
Booliska Cabudwaaq oo sheegay inay qabteen dad dil geystay
Habeeno ka hor degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa lagu dilay Nin Oday ahaa oo kamid ahaa...
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo Maanta xukun rideysa
Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa maanta magaalada Galkacyo uga dhawaaqeysa xukunkii ugu danbeeyey ee 18 Xubnood oo...
Galmudug oo ku dhawaaqday in dib heshiis laga sameyn doono degaanadeeda
Ku simaha maxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka wadatashiga...
Madaxii hore ee Mossad oo sameeyey qirasho aan laga fileyn oo la xiriirta Iran
Madaxa sirdoonka Israel ee Mossad ee xilka ka degaya ayaa sameeyey qirashadii ugu dhoweyd oo ah in dalkiisa...
Al-shabaab oo Weerar ku Bilaawday Qaraxyo ku qaaday saldhiga Hoosingow
June 14 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya iyo Alshabaab oo...
Garbahaarey oo laga dhigay Banaanbax looga soo hor jeedo duqeymaha Kenya.
June 14 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in manta halkaas ay...
Suuqa weyn Boosaaso oo xalay qabsadey dab weyn kana dhashey korontada.
June 14 2021 Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso, ayuu qabsadey xaley dab weyn, kaasoo ka dhashey korontada. Dabka...