Meydadka 25 muhaajiriin ah laga helay xeebta Yaman
June 15 2021 Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in meydadka 25 muhaajiriin ah laga helay xeebta, kaddib...
Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Qaramada Midoobe, Midowga Afrika, Safiirka EU iyo Urur Goboleedka IGAD
Jiune 14 2021 Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilada Qaramada Midoobe, Midowga Afrika,...
Deni oo xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Hay’adda laanqayrta cas
Jiune 14 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Hay’adda...
Liibiya oo Q.midoobay ku eedaysay Fara galin ku hayaan dalkaas
Jiune 14 2021 Golaha Hirgalinta iyo Ansixinta Dastuurka Liibiya ayaa howlgalka Qaramada Midoobay waxay ku eedeeyeen inuu jabiyey...
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya oo lagu sheegay
Jiune 14 2021 Saameyn xooggan ayuu ku yeeshay shacabka labada dal xayiraaddii horey ay dowladda Kenya u saartay...
Puntland oo Dil toogasho ah ku Xukuntay 17 Alshabaab ahaa oo dilay 300 qof
Jiune 14 2021 Raggan maanta lagu xukumey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa gaaraya illaa sideed iyo toban...
Joe Biden oo NATO u xaqiijiyay in dalkiisu taageero u hayo isbahaysiga NATO
Jiune 14 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa gaashaanbuurta NATO u xaqiijiyay in dalkiisu ay ka go’an tahay...
Nin 76 jir ah oo ah qoyska ugu ballaaran dunida Qabay 38 xaas ah dhalay 89 carruur ah
Jiune 14 2021 Nin 76 jir ah oo la aaminsan yahay inuu hormuud u ahaa qoyska ugu ballaaran...
Jordan oo sheegtay in afgamabiyo dhicisoobay laga soo abaabulay Sacuud Carabiya
Jiune 14 2021 Amiir Hamzah-ha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Labaad, isaga oo taageero ka...
Dhul Gariir cabirkiisu yahay 5.2 oo ku dhuftay Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed & Biyaha Soomaaliya.
Dhul gariir Cabirkiisu yahay 5.2 (magnitude) ayaa ku dhuftay Qaybo kamid ah Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed & Xeebaha...