Bajaajleey xirtay waddo muhiim ah oo ku taal Muqdisho
Qaar kamid ah wadayaasha Bajaajta ee ka Shaqeeya gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Maanta ku dibadbaxeen Aaga...
Deni oo sheegay inay kordhinayaan la dagaalanka Al-Shabaab & Daacish
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada...
20 ka mid ah Ciidamadii saf ku jiray oo loo diyaarinayey Gorgor oo ku dhintay Qaraxi Xerada General Dhaga Badan
June 15 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay xerada...
Guddoomiye & kuxigeenkiisa oo loo doortay Magalada Berbera
Magaalada Berbera ee degaannada Soomaliland waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo kuxigeenkiisa, iyad aoo ay gobjoog...
Xildhibaano RW Rooble u gudbnaya cabashada Waalidiinta Carruurta ku maqan tahay
Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa waxaa ay shaaciyeen in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble u...
Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo goordhow furmay
Waxaa Goordhow Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe ka bilaawday munaasabadda furitaanka Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Maamulka...
Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah yeelanaya
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa in Maanta oo Talaado ah...
Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa
Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka dhaceyso...
Madaxweyne Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka...
Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo ka hadlay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda Hirshabelle
June 15 2021 Xili maalmihii la soo dhaafay dagaalo kooban oo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada ka...